Guddoomiye Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Qoyska Reer Mujaahid Boobe

0
March 29, 2015 in Tacsi by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 899
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Qoyska Reer Mujaahid Boobe

    Ujeeddo; TACSI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeeddo; TACSI



Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu Tacsi tiiraanyo leh u Mujaahid CRaxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), Isagoo ka tacsiyaynaya Geerida ku timi Inankiisii Diiriye CRaxmaan yuusuf, oo ku geeryooday Dalka Djabouti, sidoo kale wuxuu tacsidaa gaadhsiinayaa Eheladii,qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay marxuumku.

Gudoomiye Biixi wuxuu Alle uga baryayaa marxuumka inuu u naxariisto dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo.

Aamin Aamin Aamin

ALLAH                 MAHAD             LEH

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Md. Muuse Biixi Cabdi  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online