Halkan Ka Daawo Xukuumada Siilaanyo oo Marlabaad Qalqaalinaysay Xaraashida Dhismaha Akhriska ee Madxafka Gaandi Public Library- Damiir Xumada Ilma Xarbi Daawo Sawiro Khaas ah

0
April 01, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo Xukuumada Siilaanyo oo Marlabaad Qalqaalinaysay Xaraashida Dhismaha Akhriska ee Madxafka Gaandi Public Library- Damiir Xumada Ilma Xarbi Daawo Sawiro Khaas ah

    Halkan Ka Daawo Xukuumada Siilaanyo oo Marlabaad Qalqaalinaysay Xaraashida Dhismaha Akhriska ee Madxafka Gaandi Public Library- Damiir Xumada Ilma Xarbi Daawo Sawiro Khaas ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo Xukuumada Siilaanyo oo Marlabaad Qalqaalinaysay Xaraashida Dhismaha Akhriska ee Madxafka Gaandi Public Library- Damiir Xumada Ilma Xarbi Daawo Sawiro Khaas ah


 Somalilandlive.com/ Xukuumada Siilaanyo  ayaa Marlabaad Qorshaynaysa  In  Ay Xaraashto Dhismaha Akhriska   ee Gaandi Library kaas oo ay Lacago Badan Kasiisasay Ganacsadayaasha Ilma Xarbi oo ay Xukuumadu Si Qaraabo Kiilnimo ah  uga  Iibisay, Hadaba Warfidiyeenka Sh.Somalilandlive.com  oo Caawa Fiidkii Bookhday Xarunta Akhriska  ee Gaani  ayaa Halkaas  kula Kulmay Araday Tiro Badan oo  Ilaa Wakhti Danbe oo Habeenimadkii ah Wax Ku Akhrisanayay  Madxafka   Gaani oo  ah Kan Kaliya ee Si,Bilaalacag ah Wax Looga Akhristo Magaalada Hargeisa  oo Dhan.


 Ardaydii Goobta Wax Ku Akhrisanaysay oo aanu Wad Diinay Dareekooda  Ku Aadaan Xaraashka   Dhismaha Gaandi ayaa Dhamaantoodba Ku Tiraabay in  ay Tahay Wax Aan La  Aqbali Karin Iibinta  library -ga Kaliya  ee Kuyaala Hargeisa.


 Balse  Maamulka  Library Gaandi ayaa U Xaqiijiyay  Shabakada Somalilandlive.com in Loogu Hanjabay in Xabsiga Ladhigayo Hadii aanay Sida  ugu Dhaqsaha Badan U Banaynin   Guriga ay kujirto  Gaandilibrary, Xukuumada Siilaanyo ayaa Ku Caanbaxday Boobka Hantida Qarana Balse Hada  Maraysa Meelihii ugu Danbeeyay iyada oo iibinaysa  Masaajidyada  iyo Goobaha Wax Lagu Barto Sida Gaandi Library.

Dhanka Kalana Waxa Bulshada  Somaliland Ka yaabiyay  Damiir Xumada Ganasadayaasha Ilma Xarbi  oo Xukuumada  Uga Faa,idaysana Qaab Guracan oo  ay Bulshada iska Horkeenaya  Waana Ganacsatadii ugu Horaysay  iibsata Goob Wax Barasho Qaab Sharci Darro ah iyaga oo Boobka  iyo Musuqmaasuqa Xukuumada  ay Haybta Wadaagaan Kafaa,idaysana

Hoos Kadaawo  Sawirada  Goobta Waxbarasho ee Gaandi











Somalilandlive.com/ office Hargeisa

Somalilandlive@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online