Xanuun Halis Ah Oo Xaalufiyey Xoolihii Iyo Qayla Dhaanta Xoola Dhaqatada + Dhego Adayga Wasaarada Xanaanada Xoolaha

0
April 03, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 1261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xanuun Halis Ah Oo Xaalufiyey Xoolihii Iyo Qayla Dhaanta Xoola Dhaqatada + Dhego Adayga Wasaarada Xanaanada Xoolaha

    Hargeysa (SLL)-Xanuun noociisu ku cusub yahay dalka ,ayaa ka dilaacay degaano gobolka saaxil hoos yimaada siiba degaanada Goda –weyn iyo god waraaba ilaa goda-yar , kaas oo tarab tarab u layna xoola , isagoo galaaftay nolasha xoolo tira badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (SLL)-Xanuun noociisu ku cusub yahay dalka ,ayaa ka dilaacay degaano gobolka saaxil hoos yimaada siiba degaanada Goda –weyn iyo god waraaba ilaa goda-yar , kaas oo tarab tarab u layna xoola , isagoo galaaftay nolasha xoolo tira badan.






Shacabka ku dhaqan degaanadaa ayaa baaqyo qayla dhaan ah u soo diray wasaarada xanaanada xoolaha somalilan,iyagoo  ka dalabaday inay deg deg u soo gaadho oo xanuunka cilinkiisa la saari la yahay  looga dabiibo xoolaha .

Wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland ee ku shaqada lehayd,ayaa dhega ka furaysatay baaqyada kala dun ee ka soo gaadhaya xoolaha dhaqatada ku dhaqan degaanada .

 

Isku soo wad duubo xoolaha ayaa ah laf dhabarta koobaad ee dhaqaalaha dalkeena, balse haddii la daryeeli waayo dhaqaalihii dalka wuu  baaba ayaa 



Somalilandlive.com
Hargeysa Office
Somalilandlive@live.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online