(Tahniyad Dhalasho Farxada Leh.)

0
April 27, 2015 in Articles by Staff SLL Media
  • Visits: 1922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Tahniyad Dhalasho Farxada Leh.)

    (Tahniyad Dhalasho Farxada Leh.)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Tahniyad Dhalasho Farxada Leh.)

(Tahniyad Dhalasho Farxada Leh.)

Hooyo Ugaaso Abiib Cismaan Iyo Saygeeda Aabe Sacid Maxamed. Iyo Caruurtooda Oo Kala Ah.

* Maxamed Sacid Maxamed.

* Faysal Sacid Maxamed.

* Xaawo Sacid Maxamed.

* Nimco Sacid Maxamed.

Iyo Sidoo Kale Ayeeyo: Rabco. Awoowo: Maxamed. Iyo Adeero: Axmed. Adeero: C/Wali. Iyo Sidoo Kale Edo: Maryan. Edo: Faadumo .Edo: Sam Sam. Edo: Lelo. Iyo Sidoo Kale Akhiyaarta Kala Ah. Hanad Faysal. Rabco Yare. Caasho Ibraahin. Deeqo Cali. Iyo Waliba Sidoo Kale Aabe:

Maxamed Cismaan Cumar Iyo Caruurtiisa Oo Kala Ah.

> Iidle Maxamed Cismaan.

> C/Laahi Maxamed Cismaan.

> Xasan Maxamed Cismaan.

> Cabdi Yare Abiib Cismaan.

> Maxamed (Burgal) Abiib Cismaan.

> Safiya Abiib Cismaan.

> Sacdiya Abiib Cismaan.

> Cabdi Jibriil Cismaan.

> Suleekha Jibriil Cismaan.

> Sacaada Jibriil Cismaan.

> Raaxo Cabdi Cumar.

> Amran Cabdi Cumar.

Dhamaan Dadkaasi Oo Ku Kala Nool Somaliland Soomaaliya Iyo Itoobiya. Waxay Tahniyad Kal Iyo Laab Ah. Hawada U Marinayaan Maxamed C/Qaadir Iyo Marwadiisa Saafi Sacid Oo Uu /27/3/2015 Wiil Ugu Dhashay Magaalada Kismaayo Wiilkaa Yar Oo Loo Bixiyay Muscab. Waxaanay Leeyihiin Muscab Soo Bar Baar Oo Noqo Kii Dalkiisa Iyo Diintiisaba Anfaca. Aamiin Aamiin Aamiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online