fananaada Caanka ka ah Guud ahaan Gayiga Somalida iyo Caalamkaba ee Nimco Dareen, oo Xaflada ugu Horaysa ee Xuska 18 May Kaga Qayb Galaysa Xaflada Frankfurt 15 May DHacaysa. Waraysi

1
May 01, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 4196
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    fananaada Caanka ka ah Guud ahaan Gayiga Somalida iyo Caalamkaba ee Nimco Dareen, oo Xaflada ugu Horaysa ee Xuska 18 May Kaga Qayb Galaysa Xaflada Frankfurt 15 May DHacaysa. Waraysi

    fananaada Caanka ka ah Guud ahaan Gayiga Somalida iyo Caalamkaba ee Nimco Dareen, oo Xaflada ugu Horaysa ee Xuska 18 May Kaga Qayb Galaysa Xaflada Frankfurt 15 May DHacaysa. Waraysi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

fananaada Caanka ka ah Guud ahaan Gayiga Somalida iyo Caalamkaba ee Nimco Dareen, oo Xaflada ugu Horaysa ee Xuska 18 May Kaga Qayb Galaysa Xaflada Frankfurt 15 May DHacaysa. Waraysi

 Fanaanada Caankabaxaday    ee  Nimco Dareen ayaa Waraysi Kooban oo ay khadka    Skype kusiisay Shabakada Somalilandlive.com  ayay kusheegtay in ay Sanadkan  Xafalda ugu Horaysa  ee Xuska  18 May Kaga Qayb Galayso Magaalada Frankfurt ee Dalka Germany Taas oo ka dhacaysa   Maalinta  Jimcaha ah 15 Bisha  May  Kana Dhacaysa  Frankfurt/ Gross Gerau, Fanaanada oo kajawaabaysay Su,aal ah Bal Waxa kajira in ay Xaflada 18 May Sannadkan     kala Qayb Galayso Bushada Somaliland ee Dalka Germany ayaa Waxa  ay Kujawaabtay:- Haa  Walal Sannadka Dhawr Xafladodo ayaan Ka Qayb Galayaa Balse Tan  ugu Horaysa Waxa aan Kaga Qayb Galayaa Magaalada Frankfurt  15 May Waxana aan  ugu Baaqayaa Dhamaan Bulshada Somaliland Taageerayaashayda ba in  ay Kasoo Qayb Galaan  Xaflada  Frankfurt Halkaas oo aaan Heebkaas  ugu Soo Tala Galay Bandhig Suugaaneed  ay dadku aad  uga Heli Doonaan, Heeso  Cusub  iyo Dhaanto Cusubba Waxa  aan Leeyay  Bulshada Somaliland  iyo Taageerayaashayda  Hamnoogaanina Habeenkaas. ayay Tidhi  Fananad Nimco Dareen oo Waraysi Kooban Khadka Skype-ga Kusii Siisay Shabakada Somalil
andlive.com.


 Halkan Ka Daalaco Fanaanda oo Sheegaysa in ay Xaflada 18  ee Frankfurt Imanayso

 Dhanka  kalana Waxa  Maalmihii  Danbe   Jarmalka  ku Soobadanayay Xaflado aan Lahubin oo Baraha Bulshada  ee Facebook-ga Lagu Faafinayay, kuwaas oo ay Badanaa Faafinayaan Dad u Badan  kuwo aan Masuuliyiin ahayn, iyada oo Sawirada iyo Magacyada Fanaaniinta Qaar Laga Been Abuuranayay, Si Bulshada Somaliland e Jarmalka Loogu  kala Jajabiyo,  Baadhis  ay  Shabakada Somalilandlive.com Samaysay  ayay Ku Ogaatay in Xaflada Kaliya ee Lahubo  Layskana Halayn Karto  ay Tahay  Tan kadhacaysa Frankfurt 15 May, iyada oo ay Kasoo Qayb Galayaan Masuuliyiin Kasocda Xukuumada Somaliland  , Xildhibaano Golaha Wakiilada Somaliland, Golaha Deegaanka Hargeisa Maayirka Hargeisa Wasiiro, Fanaaniin Sida Nimco Yaasin Caraale  Nimco Dareen  iyo Kuwo  kale oo badan   iyo Waliba Marti SHafar Kale  waasida  ay Xogo Looga Qaateena Kuheshay  Warbaahinta Somalilandlive.com

isku Soo Wada Duub oo Xafladahan        Kala Duwan ee  Sannadka Lagu Dhawaaqay ayaa  Badan kooda Waxa Si Been abuur ah u Adeegsanayo Dhalinyaro  Ubadan Dadka  Kucusub Dalka ee Wakhtiga Dhaw Soo Galay Jarmalka kuwaas oo Ilo Dhaqaale Karaadinaya Qabashada Xaflad  Xuska Qaran ee 18 May

 Eid Aden  H-Abdi
Somalilandlive Media/ Office
Frankfurt Germany
Somalilandlive@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online