Ogaysiis.-Xafiiska guud ee xisbiga WADANI GERMANY

0
May 01, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 2355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Ogaysiis.-Xafiiska guud ee xisbiga WADANI GERMANY

    WAR SAXAAFEED --Xafiiska guud ee xisbiga WADANI GERMANY

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAR SAXAAFEED --Xafiiska guud ee xisbiga WADANI GERMANY WAR SAXAAFEED --Xafiiska guud ee xisbiga WADANI GERMANY

Dhamaan muwaadiniinta reer somaliland ee ku dhaqan wadanka Germany iyo nawaaxigiisa khaasatan Taageerayaasha Xisbiga WADANI waxaanu la socod siinaynaa inuu fooda inagu soo hayo Shir Weyn oo ah xisbiga wadani oo ku beegan 09/05/2015 oo ah maalin sabti ah kaasoo ka dhici doona magaalada Offenbach ee gobolka Hessen Shirkaas oo isugu jira dhawr qaybood oo kala ah sida tan .
1: Dhamays tirka xubnaha sare ee xisbiga oo muhiim u ah wada shaqayn ta laamaha xisbiga

2: Dhisitaanka garab yada haweenka iyo dhalin yarada oo ah baalasha u muhiimsan ee axsaabta
3: Soo dhaweynta taageerayaal cusub oo ku soo biiray xisbiga isuguna jira dhamaan daraf yada iyo deeganada somaliland oo dhan
4. Is barashada laamaha si loo dar dar galiyo hawlaha joogtada ah ee xisbiga
5. iyo daah furka laanta xisbiga ee frankfurt ama Gobolka hessen

Waxa ka soo qayb galaya shirkan
madax sare oo xisbiga ah
Sida

1.Gudoomiyaha qaarada yurub Mudane Axmed cali naahi

2. Gudomiye UK xusen adan Cade

3.Gudomiyaha scandinavian ka ee xisbiga wadani Mudane Baxnaan xaaji aadan

4.gudomiyaha garabk haween ka dalka UK Marwo saynab

5. Gudomiye ku xigeen ka qarada yurub
Cabbdilaahi saleban dafle

Iyo waliba xildhibaano ka so socda
Xaruntii dhexe ee xisbiga

6 . Cabdi raxmaan xoog

Iyo xubno kale oo muhiim ah oo ay ka mid yahiin Gudoomiyayaashii Garab yada haween ka ee qaarada yurub

GUDIDA QABAN QAABADA SHIRKA

1. Khalid cabdi yusuf (miino) gudoomiyaha gudiga qaban qaabada. 015213844275

2. Casha Roda . oo ah gudoomiye ku xigeen

3. Maxamed cali haybe 01521 0308278

4. MARYAN AXMED CALI

Adress.

luisen stra├če 53
plz 63067 offenbach

ALLA MAHAD LE

AF HAYEEN KA GUUD EE XISBIGA WADANI GERMANY

MAXAMED TIMACASE



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online