Hargeysa:Mashxaradii Arooska Wasiir Samsam + Meherkii Madaxtooyada Iyo Musuqii Maaliyadeed + Sartay Taagtay Samaale Dabadii + Sawirro

3
May 04, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 4125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:Mashxaradii Arooska Wasiir Samsam + Meherkii Madaxtooyada Iyo Musuqii Maaliyadeed + Sartay Taagtay Samaale Dabadii + Sawirro

    Hargeysa:Mashxaradii Arooska Wasiir Samsam + Meherkii Madaxtooyada Iyo Musuqii Maaliyadeed + Sartay Taagtay Samaale Dabadii + Sawirro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa:Mashxaradii Arooska Wasiir Samsam + Meherkii Madaxtooyada Iyo Musuqii Maaliyadeed + Sartay Taagtay Samaale Dabadii + Sawirro





Hargeysa (SLL)-Wasiirada wasaarada maayaaliyada Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan,ayaa tan iyo intii ay la wareegtay xilka wasaaradaa maaliyada bilawday ku takri falka hantida Qaranka.

 

Wasiir Samsam oo uu hore u geeriyooday ninkeedii ayaa waxa la sheegay inuu dhawaan guursaday Siilaanyo inaadeerkii,iyadoo hadda isku diyaarinaysa arooskeeda laabaad,ayaa waxay dhisme dabaqa ka bilawday sida idiinka muuqata sawiradan gurigeedii iyadoo allaab laga keenay magaalda Dubai ku qurxisay gudaha guriga.



Dhanka kalena wasiir samsam ayaaa sidii lagu yaqaanay markii ay qabsatay wasaarada maaliyada ku dhaqaaq afcaasheedii qaraabo kiilka iyo xigtaysida iyo xoolaha umada oo ay u gacalmiista qoskeeda iyo inta ku xeeraan,iyadoo Somalilandlive.com idiin soo bandhigidoonto cadamo musuqmaasuq ee ka dhacay wasaarada lacagta intii ay Samsam Xilka haysay.


Si kastaba ha-ahaatee wasiir samsam ayaa dhisme dabaqa ka bilawda gurigeed iyadoo qurxintiisa gudahadan u soo iibisay allaab cusub,waxaanay ku tagri falaysaa hantidii qaranka somaliland
Somalilandlive.com
Hargeysa Office
Somalilandlive@live.com

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online