Ogaysiis Dhamaan Taageraaysha Xisbiga Wadani EE wadanka Swedan Xaflada soo Dhawaynta Gudoomiyaha Cusub Garabka Dhalinyarada

0
May 07, 2015 in Wararka by Staff SLL Media
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Dhamaan Taageraaysha Xisbiga Wadani EE wadanka Swedan Xaflada soo Dhawaynta Gudoomiyaha Cusub Garabka Dhalinyarada

    Ogaysiis Dhamaan Taageraaysha Xisbiga Wadani EE wadanka Swedan Xaflada soo Dhawaynta Gudoomiyaha Cusub Garabka Dhalinyarada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis Dhamaan Taageraaysha Xisbiga Wadani EE wadanka Swedan Xaflada soo Dhawaynta Gudoomiyaha Cusub Garabka Dhalinyarada




Ogaysiis dhamaan tageerayaasga xisbiga wadani ee dalka swedan in la qaban doono xaflad lagu soo dhawaynaayo Gudoomiyaha Cusub ee garabka dhalinyarada Laanta xisbiga wadani ee dalka swedan
Mudane Abdi Abdlilahi warsame

Xafladan soo dhawaynta oo ay soo qaban qaabiyeen Gudidada qaban qaabada laanta swedan ee xisbiga
 wadani Mudane Abdiaziiz Mohamoud Dacar
 Iyo ahmed Mahamed Qaasali

 xafladan oo ka dhici doonta magalada Stockholm 15 Bisha May dhamaan waxaa lagu war galinyaa tageerayasha laanta xisbiga ee wadani inay ka soo qayb galaan xafladan soo dhawaynta ah ee loo samaynaayo gudoomiyaha cusub ee garabka dhalinyarada iyadoo madashaas xaflada marti dharafta la maweelin doono dhalinyarada ee xisbigana la soo bandhigi doono


somalilandlive.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online