Tixdan, Waxa La Yidhaahdaa Daalinkii Hore & Duulkii Ku Xeernaa ee Ka Dagaalanay, Daalin Kale oo Ka Sii Daray & Duul Kaloo Diirtay Wadankii ayaa Dalkii Daadihiya.

0
May 09, 2015 in Suugaan by somalilandlive Staff
  • Visits: 1158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tixdan, Waxa La Yidhaahdaa Daalinkii Hore & Duulkii Ku Xeernaa ee Ka Dagaalanay, Daalin Kale oo Ka Sii Daray & Duul Kaloo Diirtay Wadankii ayaa Dalkii Daadihiya.

    Tixdan, Waxa La Yidhaahdaa Daalinkii Hore & Duulkii Ku Xeernaa ee Ka Dagaalanay, Daalin Kale oo Ka Sii Daray & Duul Kaloo Diirtay Wadankii ayaa Dalkii Daadihiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tixdan, Waxa La Yidhaahdaa Daalinkii Hore & Duulkii Ku Xeernaa ee Ka Dagaalanay, Daalin Kale oo Ka Sii Daray & Duul Kaloo Diirtay Wadankii ayaa Dalkii Daadihiya. Tixdan, WaxaLa Yidhaahdaa
Daalinkii Hore& Duulkii Ku Xeernaa ee Ka Dagaalanay, Daalin Kale
oo Ka Sii Daray & Duul Kaloo Diirtay Wadankii ayaa Dalkii Daadihiya.
Odeygii Tigtaytarkaa ahaaee Shacabka Dulayn Jiray, Ka Daraa Dalkii Tiktaytarnimo Ku Haysta.
Dalkii Wuxuu Ku Dumay, ee Dadkiina u Lee,deen Kii Inagu Dirqiyey, ayuu Kana Dabada Haystaa.
Duunyadii & Daarihii Wixiiaan Ku Dumunay, ee La Dagaalamay, Ayuu Dacarna inagu Dirqiyayaa.

Qabyaalad & Xigtadiisa Xoolaha u Xambaarshe, aynu Xaafadihii u Duminay, ayuu Xaajiguna Xeer-
kiiMaanta Inagu Kala Xadeeyaa.
Odeygii Xigtadiisa & Qoyskiisana uun Xariir & Dahaba Siiyey, ayuu Odeyguna Maanta Xaaskiisa &
Xigtadiisii uu Xukunkii uDhiibay oo u Xaraashay Wadankii.
Odeygii Daalnimo & daacad Daro Dalkii uu Ku Dumiyey, ayuu Odeygana Dariiqiisii &Ku Kale Ka Sii
Daran uu Dawgiisii Jeexay.
Shicibkii Ka Dhiidhyey ee Duli Qaadan Waayey, ee Naftoodii & Duunyadiiba Xabaalaha Ku Soo Daaray
Daalin Maanta JoogaDib Uga Yeeli Maayaan.
Odeygii La Diiday & Daaalimiintii Dalkaa Laga Dareershay, ee Duli Loo Xambaarshay, Darka Maanta Joo-
gaa Iyagana Dabarkooda La Jari Haday Dibidsan Waayaan.
Daalimiintii Dalkii ay Dumiyeen, Dadkii ay Laayeen, Waa Kuwii Ku Dabar Go,ay, KuwaDoobyayoow Idink-
ana Waa Dabar Go,iini, & Duli aad Ku Joogtaan.
Daalimiintii Hore Dabarkoodii Wuu Go,ay oo Dulibay Xambaarteen,Kuwa Maanta Doobinayaan Way Dab-
ar Gu,i Doonaan oo Duli & Darxumay ayuu Duugooduna ahaan.
Diktaytarnimo & Daalnimo& Qabyaalad ayuu Dalkii Hore Ku Dumay, ee Duqa & Daaliminnta Ku Xeeran Ka
Digtoonada Yaan Daartu Idinku Dumine.
Diktaytar Dunidii KaDabar Go,ay ayuu Duqu Dalkiina uu Ku Daadihiyaa, ee Dunida Muu Eego.
Kuwii Dabarkooda La Gooyey, & Dunida Dagaaladaasi Ka Oogan, Duqi Miyaanu Ogeynba.
Duqoow Da,da Maanta aad Joogto Iyo Adigoon Dalkii DaacadKa Ahayn, Yuu Ilaahay Duli Aanu Ku Saarin.
Duqoow Daacadii & Cadaaladii aad Ku Dhaaratay, Daalinimo & Diktatarnimo,& Qabyaalad Baad Ku Dudee
Sow Daa,inkay Kuma Daalacdo, oo Dab & Naar aad Ku Dakayn.
Anigaa Ka Masuula.n  Bye Caasha Jamac  Asha Jama (ashaa.j@live.nl
Daacad & Caadalad & Wadajir & Sinaan , Ilaahay Hay Na Siiyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>