Halkan Ka Daawo Sawiro Xaflad aad U Balaadhan oo ay Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Stutgart ee Dalka Jarmalku ugu Dabaal Dageen Xuska 18 May Daawo Sawiro Qaybta 1aad

0
May 16, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1962
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo Sawiro Xaflad aad U Balaadhan oo ay Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Stutgart ee Dalka Jarmalku ugu Dabaal Dageen Xuska 18 May Daawo Sawiro Qaybta 1aad

    Halkan Ka Daawo Sawiro Xaflad aad U Balaadhan oo ay Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Stutgart ee Dalka Jarmalku ugu Dabaal Dageen Xuska 18 May Daawo Sawiro Qaybta 1aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo Sawiro Xaflad aad U Balaadhan oo ay Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Stutgart ee Dalka Jarmalku ugu Dabaal Dageen Xuska 18 May Daawo Sawiro Qaybta 1aad

 Somalilandlive.com/  Waxa Magaalada  Stutgart ee Dalka Jarmalka Ka Qabsoontay  Xaflad  aad Ubalaadhan   oo ay Jaaliyada Somaliland ee  Qaybo Kamid ah Gobolada Dalka Jarmalka  ugu Dabaaldegaysay Xuska Munasibada  24 Guura Kasoo Wareegtay Maalinta Madaxbanaanida  Jahuuriyada Somaliland, Xafladan oo ahayd tii ugu Nidaamka Fiicnay  ee  Sannadkan lagu Qabtay Dalka Jarmalka ayaa Waxa Soo Qayb Galay Wax Garadka  Hormuudka  iyo Hogaanka Jaaliyada Guud  ee Dalka Jarmalka,.


 Waxa kale oo Xaflada Stutgart  ee Dalka Jarmalka  Jaaliyada Somaliland   kal qayb galay Fanaaniin  iyo Abwaano Caana kuwaas oo Masraxiyad aad Usaraysa  Kusoo Bandhigay Xaflada Xuska  18 May  ee Stutgart Xaflada ayaa ku Bilaabantay Habmaamuus aad Usareeyan Kuna Soo Dhamaatay Xasilooni  iyo Farxad aad  ubalaadhan oo kasoo Qayb galayaasha  iyo Qabanqaabiyaashiiba Wajiyadooda  kalaga Dheehanayay

 Hoos Kadaawo Sawiro


























































 Dhawaan  Daawo  Full Video+  Khudbado   Iyo Heeso  Kuraali Galin Doona

 Zaki Ahmed-
Somalilandlive Media
Stutgart/ Germany


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online