tacsi tiiraanyo leh.

0
May 24, 2015 in Tacsi by somalilandlive Staff
  • Visits: 910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    tacsi tiiraanyo leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C/shakuur Muxumed Ducaale
C/rashiid Cabdi ismaaciil
Khadar Aadan cabdi
Ibraahin maxamed Xusseen
Maxamed Cabdi Xaaji
Jimcaale dayib awcali
Nimco Xusseen maxamed
Raxma Aadan C/laahi
Khaalid xasan muxumed
Aamin maxamed obsiiye
mustafe xaamud
Dhamaan Ardaydaasi iyo Macalimiintooduba oo ka tirsan bahda Jaamacada Abaarso tech gaar ahaan sanadka 2aad faculty software engineering
waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Mushtaaq cali maxamed magan ka mid ah Ardayd Jaamacada Abaarso tech oo hooyadeed ku geeriyootay magaalada hargeisa
dhamaan qoyska iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo.
waxayna Marxuumada alle uga baryayaan in uu naxariistii Jano ka Waraabiyo
Aaamiin..........................Aaamiin.
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online