Halkan ka Daawo sawiro Ciyaar ka dhacday Magalada Frankfurt ayaa waxaa Fooda is daray Naadiga kubadda cagta Ee somaliland Gobolka Bayern Germany Iyo naadiga kubadda cagta ee Gobolka Hessen

0
May 25, 2015 in Wararka by Staff SLL Media
  • Visits: 2315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan ka Daawo sawiro Ciyaar ka dhacday Magalada Frankfurt ayaa waxaa Fooda is daray Naadiga kubadda cagta Ee somaliland Gobolka Bayern Germany Iyo naadiga kubadda cagta ee Gobolka Hessen

    Ciyaar ka dhacday Magalada Frankfurt ayaa waxaa Fooda is daray Naadiga kubadda cagta Ee somaliland Gobolka Bayern Germany Iyo naadiga kubadda cagta ee Gobolka Hessen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaar ka dhacday Magalada Frankfurt ayaa waxaa Fooda is daray Naadiga kubadda cagta Ee somaliland Gobolka Bayern Germany Iyo naadiga kubadda cagta ee Gobolka Hessen


Ciyaar ka dhacday magalada Frankfurt Ee dalka Germany ayaa wada ciyaarayay Dhalinyarada Reer somaliland ee ku nool dalka germany kuwaaas oo ka kala socday labada gobol Ee Hessen Iyo Bayern Ciyaartaas oo agaasinkeedu aad u sareeyay ayaa waxa la isla mari wayay barbardhac 4:4 afar gool iyo afar gool ah dhalinyarada reer somaliland ee ku nool dalkan germany ayaa waxay heegan ugu jiraan sidii dhalinta kala duwan ee ku nool germany isku dhex gali lahaayeen ciyaartan oo lagu xusayay xuska 18 may oo ah maalintii ay somaliland xornimada qaadatay maanta laga joogo afar iyo laabtan sanno 




 



  


 
























































somalilandlive.com
zaki ahmed Elmi
munich Germany


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online