Ogaysiis Bulshada Somaliland ee Dalka Jarmalka, Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Wasiir Sacad Cali Shire oo Kulan Balaadhan La Leh Jaaliyada Somaliland ee Dalka Jarmalka

0
June 09, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Bulshada Somaliland ee Dalka Jarmalka, Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Wasiir Sacad Cali Shire oo Kulan Balaadhan La Leh Jaaliyada Somaliland ee Dalka Jarmalka

    Ogaysiis Bulshada Somaliland ee Dalka Jarmalka, Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Wasiir Sacad Cali Shire oo Kulan Balaadhan La Leh Jaaliyada Somaliland ee Dalka Jarmalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis Bulshada Somaliland ee Dalka Jarmalka, Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Wasiir Sacad Cali Shire oo Kulan Balaadhan La Leh Jaaliyada Somaliland ee Dalka Jarmalka Somalilandlive.com/ Waxa Dalka Jarmalka Kusoo Fool hel  Gudoomiyaha Xisbiga Ucid   Eng Faysal Cali Waraabe  iyo Wasiirka  Wasaarada Qorshaynta Qaranka  Dr Sacad Ali Shire, Waxa  ay Masuuliyiintani  Dalka Jarmalka Kaga Qayb Galayaan Shirar Heer Caalamiya Waxana ay Dalka Jarmalka Kusoo beeganyiin Maalinta  Arbacada  Beri ah.- . iyaga Shirarka kaga Qayb Galaya  Magaalada Berlin.

Waxa  ay Masuuliyiintani Sidoo kale Kun  Balaadhan Laqaadayanayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee Dalka Jarmalka     kulanka oo Kadhacaya  Magaalada Frankfurt kaas oo ay Hada Qaban Qaadaiisu Soco Waxana ay Kudida Qaban Qaabadu Ku Wargalinayaan Dhamaan Bulsho weynta Reer Somaliland  ee Dalka Jarmalka  in ay kasoo Qayb Galaaan  Kulanka  oo Maalmaha Soo Socda  Lashaacin Doono Goobta  Lagu Qabanayo  iyo Wakhtiga Laqabanayo





Gu

Gudidad Qaban Qaabada Kulanka Jaaliyada  iyo Masuuliyiinta Qaranka
Dhawaan Daawo Video-

Somalilandlive.com/  Frankfurt

Info@somalilandlive.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>