Ogaysiis Ogaysiis Shaqo Kabanaan Somalilandlive.com

0
June 10, 2015 in Featured by somalilandlive Staff
  • Visits: 1389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Ogaysiis Shaqo Kabanaan Somalilandlive.com

    Ogaysiis Ogaysiis Shaqo Kabanaan Somalilandlive.com

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis Ogaysiis Shaqo Kabanaan Somalilandlive.com
Waxa Shabakada SomalilandLive Ka Banaan Fursado Suxufinimo Hadii aad Ku Nooshay Dalalka    kala ah  Sweden  iyo  Uk- London
 Shabakada Somalilandlive.com  Waa Warbaahiye Online  ka Wararkiisa Kubaahiya  Waxana Sitoosa  ugu Xidhana Kumanaan Kun oo Qof oo Dacalada Aduunka Kasoo kala Bookhda,  Waa Haayad  aad Aqoontada Saxafinimo aad Kor ugu Qaadi Kartid


 Hadaba   Matahay Saxafi Aqoon Uleh Adeegsiga  Computer-ka
 Edit-Progam-yada  Kala Duwan

 Haysta Qalab Dhamaystiran Sida  Camarad-  Sawir  iyo Muulaaqba Duubi karta

 Computer ama Laptob

Qori Kara  Wararka   Qoraalka ah.
Qaadi Kara  Waraysiyo


Hadaba Hadii aad Danaynaysid Shaqadan Kuna Nooshay Dalalka  aanu Soo sheegnay
 Nagala Soo Xidhiidh

Info@somalilandlive.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online