Halkan Daawo: Nuxurka Khudbaddihii Ay Ka Jeedisay Ambassador Suhuur Xasan Abiib iyo Socdaalkeedii Shaqo Ee Ay Ku Tagtay Dalka Kuwait.‏

0
June 11, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Daawo: Nuxurka Khudbaddihii Ay Ka Jeedisay Ambassador Suhuur Xasan Abiib iyo Socdaalkeedii Shaqo Ee Ay Ku Tagtay Dalka Kuwait.‏

    Halkan Daawo: Nuxurka Khudbaddihii Ay Ka Jeedisay Ambassador Suhuur Xasan Abiib iyo Socdaalkeedii Shaqo Ee Ay Ku Tagtay Dalka Kuwait.‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Daawo: Nuxurka Khudbaddihii Ay Ka Jeedisay Ambassador Suhuur Xasan Abiib iyo Socdaalkeedii Shaqo Ee Ay Ku Tagtay Dalka Kuwait.‏
Hargeysa [ Somalilandlive.com]- Safiirka Wareega, ahna Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ee Waqooyiga America Marwo Suhuur
Xasan Abiib, ayaa socdaal shaqo ah ku tagtay dalka Kuwait, halkaasoo
ay
kaga qaybgashay shirar aad u ballaadhan oo uu Xisbiga Mucaaradka
WADDANI ku lahaa muddooyinkii u dambeeyey.

Haddaba waxaanu halkan idiin kusoo gudbinaynaa muuqaal daawasho ah oo

ku saabsan khudbaddii ballaadhnayd iyo hadaladii qiimaha badnaa ee ay
Guddoomiye Suhuur Xasan Abiib ka jeedisay munaasibadihii Xisbiga ee ay
kaga qaybgashay dalka Kuwait intii ay ku sugnayd. Kuwaasoo
taageerayaasha Bah-weynta Xisbiga WADDANI si weyn u soo jiitay.


		

Somalilandlive.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online