TACSI-TALIYAHA CIIDANKA ILAALADA MADAXTOOYADA JSL GAASHAANLE SARE AXMED CALI MAYGAAG‏

0
June 15, 2015 in Tacsi by somalilandlive Staff
  • Visits: 1265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI-TALIYAHA CIIDANKA ILAALADA MADAXTOOYADA JSL GAASHAANLE SARE AXMED CALI MAYGAAG‏

    TACSI-TALIYAHA CIIDANKA ILAALADA MADAXTOOYADA JSL GAASHAANLE SARE AXMED CALI MAYGAAG‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI-TALIYAHA CIIDANKA ILAALADA MADAXTOOYADA JSL GAASHAANLE SARE AXMED CALI MAYGAAG‏

JAMHUURIYADA SOMALILAND

TACSI MADAXWEYNE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, iyo guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Chief Caaqil Ibraahim Maxamed Warsame (Sheybe) oo ku geeriyooday Burco 15/06/2015.

waxaanu madaxweynuhu tacsi taasi la mida u dirayaa Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxay Alle ha u naxaristee Marxuumku, waxaanu Chief Caaqilka ku sifeeyey oday dhaqameed ka mid ahaa tiirarka hogaanka dhaqanka ee ka soo shaqeeyey nabadayntii iyo dib u dhiskii dalka.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

 

 

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)


Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

 

 



--





TACSI

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL, Gaashaanle sare Axmed Cali Maygaag oo ku hadlaaya afkiisa ka Saraakiisha, Saraakiil ku xigeenada, Aliflayda, dablayda, iyo guud ahaan ciidanka illaalada madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii Ehelkii, Asxaabii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Chief Caaqil Ibraahim Maxamed Warsame (Sheybe) oo ku geeriyooday Burco Maanta 15/06/2015.


Taliyuhu waxa uu marxuumka alle uga baryayaa inuu naxariistii janatu fardawsa ka waraabiyo, suaasha qabrigana u fudaydiyo marxuumka una denbi dhaafo Qoyskii, Qaraabadii Ehelkii, Asxaabii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

TALIYAHA CIIDANKA ILAALADA MADAXTOOYADA JSL

GAASHAANLE SARE AXMED CALI MAYGAAG


--



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online