{ucidparty} Magacaabis xilal cusub oo ka tirsan laanta Birmigham ee Xisbiga UCID‏

0
June 16, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    {ucidparty} Magacaabis xilal cusub oo ka tirsan laanta Birmigham ee Xisbiga UCID‏

    {ucidparty} Magacaabis xilal cusub oo ka tirsan laanta Birmigham ee Xisbiga UCID‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

{ucidparty} Magacaabis xilal cusub oo ka tirsan laanta Birmigham ee Xisbiga UCID‏ nigoo ka dareen iyo siyaasad qaadanaya habsami u socodka xisbiga UCID ee UK gaar ahaan Gobol West Midland (Birmingham) markaan eegnay xiliga iyo hanaanka xisbigu u socdo anagoo markasta ka talinayna horumarka iyo ujeedada guud ee xisbiga laga leeyay si uu u tisqaado una hirgalaan himilada guud iyo hawlihisa shaqo waxaanu ansixinayGuddi hogaaanka Xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee gobolka west midlands (Birmingham)-UK.

Guddiga fulinta:

Gudoomiye: Mustafe maxamed Gadiid

Gud. xigeen: Khadar cabdi xuseen

Xoghayn: Maxamed cumar cali

Khasnajiga Guud: Cabdi Mawliid Nuur

Hanti dhawr: Khadar Muse Meheriye

Gudoomiyaha abaabulka iyo wacyigelinta: Dayib Eedaan Aadan

Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada: Muse Maxamed cabdi.




Wa bilaahi Towfiiq

Mohamed Jama Koodbuur(Shiine)

Gudoomiyaha Guud ee UK




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online