Marwada 1aad ee Guddoomiyaha Waddani Marwo:Farduus Maxamed Rooble Oo Casuumad Sharafeed U Samaysay Marwada Madaxweynahii Hore ee Somaliland Marwo:Huda Barkhad Aadan+ Daawo Sawiro

0
June 16, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 3185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Marwada 1aad ee Guddoomiyaha Waddani Marwo:Farduus Maxamed Rooble Oo Casuumad Sharafeed U Samaysay Marwada Madaxweynahii Hore ee Somaliland Marwo:Huda Barkhad Aadan+ Daawo Sawiro

    Marwada 1aad ee Guddoomiyaha Waddani Marwo:Farduus Maxamed Rooble Oo Casuumad Sharafeed U Samaysay Marwada Madaxweynahii Hore ee Somaliland Marwo:Huda Barkhad Aadan+ Daawo Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwada 1aad ee Guddoomiyaha Waddani Marwo:Farduus Maxamed Rooble Oo Casuumad Sharafeed U Samaysay Marwada Madaxweynahii Hore ee Somaliland Marwo:Huda Barkhad Aadan+ Daawo Sawiro

Hargeysa( SLL):-Munaasibad aad u bilan oo marwada 1aad ee guddoomiyaha xisbiga Waddani Marwo:Farduus Maxamed Rooble,ay casuumad sharafeed ugu samaysay marwadii 1aad ee madaxweynahii hore ee Somaliland Marwo:Huda Barkhad Aadan, ayaa ka qabsoontay maanta ka qabsoontay hotel Ambassador .

Waxaana ka soo qeyb-galay Marwada madaxweynahii hore ee Somaliland Marwo:Huda Barkhad Aadan, Marwada 1aad ee guddoomiyaha Xisbiga Waddani Marwo:Farduus Maxamed Rooble, guddoomiyaha garabka haweenka heer qaran ee xisbiga Waddani, hoggaanka garabka haweenka, xildhibaan Baar Siciid,haween iyo marti sharaf kale oo aad u tira badan.



Marwada 1aad ee guddoomiyaha xisbiga Waddani Marwo:Farduus Maxamed Rooble oo ugu horeyn halkaas ka hadashay, ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay in ay casuumad sharafeed ay ku maamuusaan Marwadii 1aad ee madaxweynahii hore ee Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin, waxaana ay sheegtay in Marwo:Huda Barkhad Aadan ay mudan tahay in la maamuuso sida oo kalena la qadariyo.


Xildhibaan Baar Siciid, guddoomiyaha garabka haweenka, xubno ka mid ah hoggaanka iyo xubno sharafeed iyaguna halkaas ka hadlay, ayaa dhankooda si aada ugu dheeraaday muhiimada iyo qiimaha ay ku fadhido casuumad sharafeedan, waxaana ay dhammaantoodba tilmaameen in ay Marwo:Huda Barkhad Aadan ay mudan tahay in la maamuuso.




Marwadii 1aad ee madaxweynahii hore ee Somaliland Marwo:Huda Barkhad Aadan oo ugu danbeyntii halkaas hadal kooban ka jeedisay, ayaa dhankeeda ka mahad celisay casuumada ay marwada 1aad ee guddoomiyaha Xisbiga Waddani ku maamuustay, waxaana ay tilmaantay in ay aad ugu faraxsan tahay in ay kala soo qeyb gasho casuumadan.


























Somalilandlive.com/ Office Hargeisa
Webmaster@somalilandlive.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online