Guddoomiye C/rahmaan Cirro Oo Dhammbaal Hambalyo Ah U Diray Shacabka Reer Somaliland Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Awgeed

0
June 17, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 1110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye C/rahmaan Cirro Oo Dhammbaal Hambalyo Ah U Diray Shacabka Reer Somaliland Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Awgeed

    Guddoomiye C/rahmaan Cirro Oo Dhammbaal Hambalyo Ah U Diray Shacabka Reer Somaliland Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Awgeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye C/rahmaan Cirro Oo Dhammbaal Hambalyo Ah U Diray Shacabka Reer Somaliland Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Awgeed

Guddoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga waddani C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro isagoo ku haddlaya magaciisa ka golaha wakiilada somaliland iyo ka xisbiga WADDANI wuxuu dhammaal hambalyo oo farxadleh u dirayaa guud ahaanba shucuubta islaamka meelkasta oo ay ku kala noolyihiin, gaar ahaan shacabka reer somaliland Dalka iyo Debadba, curashada bisha barakaysan ee ramadaan caawa oo bisha miilaadigu tahay 18/06-2015 curatay, halka ay bisha hijriga ahi ka tahay caawa 1-09-1436.



Guddoomiyuhu wuxuu alle ka barayay inuu bishan khayrkeeda ina waafajiyo inagana yeelo kuwii ku camira cibaado suuba iyo camal saalixa, sanadkan sanadkiisa alle ha inagu gaadhsiiyo caafimaad qaba iyo cimri dherar.


Dhanka kale guddoomiye cirro ayaa alle uga beryay inuu caafimaad sareecana siiyo inta xanuusanaysa ee aan awoodin inay waajibka soonka gutaan,halka intii dhimatayna uu alle uga baryey inuu u rabi naxariistisii jano ka waraabiyo .

 

Allaa Mahad Leh

Guddoomiye C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online