Hay'ad Dunida Laga Qaddariyo Oo Kharriidada Ku Kala Saartay Somaliland iyo Somalia (PCDN) Peace And Collaborative Development Network

0
June 20, 2015 in Wararka by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 1134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'ad Dunida Laga Qaddariyo Oo Kharriidada Ku Kala Saartay Somaliland iyo Somalia (PCDN) Peace And Collaborative Development Network

    Hay'ad Dunida Laga Qaddariyo Oo Kharriidada Ku Kala Saartay Somaliland iyo Somalia (PCDN) Peace And Collaborative Development Network

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'ad Dunida Laga Qaddariyo Oo Kharriidada Ku Kala Saartay Somaliland iyo Somalia (PCDN) Peace And Collaborative Development Network

Hargeysa(SLL)June-20-2015-Xarunta caalamiga ah ee Peace and collaborative development Network (PCDN) oo ah xarun caalami ah, ayaa soo bandhigay liiska wadamada ugu nabaada wanaagsan iyo kuwa ugu nabada xun adduunka.

Xaruntan oo ah xarun dunida aad looga qadariyo lana dhagaysto tallooyinkeeda waxa ay hal hal u tirisay wadamada ugu nabada wanaagsan adduunka oo ay mid walba warbixin kooban oo haddana shilis ka qortay.

Hay’adan ayaa inkastoo aanay soo hadal qaadin magaca Somaliland, haddana waxa ay cadaysay war farxad u ah Somaliland iyo shacabkeeda, kaas oo ah inay khariidada Somaliland ka reebtay khariidada wadanka Somaliya, iyadoo Somaliya dhigtay liiska wadanka 157, waxaana ka nabad xun oo keliya dhawr wadan oo ay Suuriya ku jirto sida ka muuqata warbixinta xaruntan caalamig aah.

Xaruntan ayaa marka ay soo bandhigtay khariidada Somaliya waxay gebi ahaanba ka jartay wadanka Somaliland oo inkastoo aanay si cad u sheegin haddana loo arkayo inaanay Somaliya ka mid ahayn.

Warbixinaha ay xaruntani soo saarto waxa ku go’aan qaata wadamada ugu culus dunida, kuwaas oo warbixinaha amni ee hay’adan ku saleeya safarada madaxdooda iyo maalgashiga ay muwaadiniintoodu dunida ku sameeyaan.

Hargeisa Head Office

Somalilandlive.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online