Halkan Daawo Sawiro Laanta Xisbiga Waddani ee Dalka jarmalka oo Marwo Faadumo Siciid Munaasibad Afur iyo Soodhwayn ah ugu Sameeyay Magaalada Frankfurt Germany+ Sawirro

0
June 21, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 2742
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Daawo Sawiro Laanta Xisbiga Waddani ee Dalka jarmalka oo Marwo Faadumo Siciid Munaasibad Afur iyo Soodhwayn ah ugu Sameeyay Magaalada Frankfurt Germany+ Sawirro

    Halkan Daawo Sawiro Laanta Xisbiga Waddani ee Dalka jarmalka Marwo Faadumo Siciid Munaasibad Afur iyo Soodhwayn ah ugu Sameeyay Magaalada Frankfurt Germany+ Sawirro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Daawo Sawiro Laanta Xisbiga Waddani ee Dalka jarmalka Marwo Faadumo Siciid Munaasibad Afur iyo Soodhwayn ah ugu Sameeyay Magaalada Frankfurt Germany+ Sawirro

SLL:- Laanta Xisbiga Waddani Gobolka Hessen ee Dalka Jarmalka ayaa Xalay Xaflad Afur ah u Sameeyay Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo kamida Hogaamishayaasha Sarsare ee Xisbiga Waddani, Marwo Faadumo Siciid ayaa Mudooyinkii Danbe Safar Kujoogtay Dalka Jarmalka halkaas oo ay kaga Qayb Gashay Shir caalamiya oo ay Raysal Wasaaraha Dalka Jarmalku Kucasuuntay, Shirkaas oo kadhacay Magaalada Berlin ee Caasimada Waddanka Jarmalka, Waana Masuulkii ugu Horeeyay ee Somaliland kasocda Abid Shir heerkaas ah kaga Qayb Gala Dalka Jarmalka.


Faadumo Siciid ayaa Sidoo kale Hore Safar kala Duwan KusooMartay Wadamada Canada USA Waxana ay Xalay uga Xogwarantay Xubnaha Xisbiga Waddani ee Dalka Jamalka Duruufaha Siyaadadeed ee Somaliland WakhtigaN Kajira iyada oo Gabagabadiina Kuboorisay Dardar Galinta Iyo Xooginta Wax Qabadka Laamaha Xisbiga Waddani ee Dalka Jarmalka.
Waxa Munaasibadan kasoo Qayb Galay Hadalo Guubaabo iyo Mahadnaqana Kajeeday Gudoomiyaha Guud ee Xisbiga Waddani ee Dalka Jarmalka Xuseen Abiib, Gudoomiyaha Laanta Xisbiga Waddani ee Gobolka Hessen Abwaan Khaalid Abdi Yusuf- khaalid Miino, Gudoomiye kuxigeenkiisa Marwo Caasha Rooda, Gudoomiyaha Garabaka Haweenka ee Xisbiga Waddani ee Dalka Jarmalka Marwo Maryan Ahmed,

Waxana intii ay Socotay Munaasibada Afurka ahI waxa Lagu Daahfuray Laan Cusub oo Xisibiga Waddani Kuyeeshay Gobolka Rhineland oo Gudoomiye Loogu Dooritay Ahmed Cali Cabdi
Waxana Gunaanadkii Halkaas isna Eryo Guubaabo iyo Soodhwayn isugu Jira Kajeediyay  oo kamida Odayada Musdanbeedka ah ee Xisbiga Waddani Laamihiisa Waddanka Jarmalka

Hoos Kadaawo Sawiro + Dhawaan Fillo Video









































































Dhawaan Daawo Video
Eid Aden H. Abdi
Somalilandlive.com/ Ofice Frankfurt
Webmaster@somalilandlive.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>