Af hayeenka Xisbiga WADANI Laantiisa Germany , Maxamed Timacase oo u hambalyeeyay

0
June 23, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 706
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Af hayeenka Xisbiga WADANI Laantiisa Germany , Maxamed Timacase oo u hambalyeeyay

    Af hayeenka Xisbiga WADANI Laantiisa Germany , Maxamed Timacase oo u hambalyeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Af hayeenka Xisbiga WADANI Laantiisa Germany , Maxamed Timacase oo u hambalyeeyay Af Hayeen ka Xisbiga WADANI Laantiisa Germany Maxamed Timacase, oo bogaadiyay sida hamsamida ah ee uu u socdo barnamij ka WADANI la Afur Bismilaaah Waxaan salamayaa dhamaan dhaqaalaha shabakada caalamiga ah ee somalilandlive meidia salaan dabadeed waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa muwaadinkii ay fikradiisa Kasoo maaxatay barnaamij kan Mudane ANWAR iyo intii ku taageertay tay ba Barnaamijka indhaha caalamka soo jiitay ee loo Bixiyay WADANI LA AFUR barnaamij kan oo aan ahayn mid olole lagu galayo isla markaana ka madax banaan wax siyaasada oo macnahiisu yahay mid uu Xisbiga WADANI iyo taageerayaashiisu ay ugu tala galeen inay ku caawiyaan walaalaha Dan yarta ah si ay u helaan afurka bishan barakaysan ee Rabadaan oo aynu og nahay in badan oo umadeena ka mid ahi inay iyagoo maalin dhan soomanaa aanay helin habeen kii afur ama dabkaba aanay shidan ,


 waxa kale oo Xusid mudan hablaha garab yada haweenka ee Xisbiga WADANI ee sidii loogu talo galay u wada barnaamij kan WADANI LA AFUR ee ay ka mid yihiin Marwo layla qolombi oo ah gudoomiyaha garabka haweenka ee Bristol imikana gudaha dalka ka wada hirgalinta Barnaamijka khayriga ah ee wadani la afur iyo Marwo suhuur Abiib oo ah gudoomiyaha garabka haweenka ee Canada isla markaana ah safiirka wareega ee Xisbiga Wadani iyo xubno kale oo faro badan oo anan halkan kusoo koobi karin waxaan leeyahay waad Kasoo baxdeen waajib kiinii waxaan ku boorinaya dhamaan taageerayaasha Xisbiga meel kasta oo ay ka joogaan dunida inaan loo kala hadhin barnaamij kan khayriga ah dal iyo dibad ba waxaan mar labaad hambal yaynayaa dhamaan xubnaha anan qoraalkan magacooda ku xusin ee ka qayb qaatay barnaamij kan , waxaan kusoo gaba gabaynaya qoraalkay Balan teenu WAA WADANI LA AFUR ka qayb qaadashadiisa


WA BILAAHI TAWFIIQ
Af hayeenka Xisbiga WADANI Germany
Maxamed Ibrahim Timacas


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online