Ogaysiis: Xuska 26-June oo lagu Qaban doono Magaalada Kassel ee Dalka Jarmalka.

0
June 24, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1062
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis: Xuska 26-June oo lagu Qaban doono Magaalada Kassel ee Dalka Jarmalka.

    Ogaysiis: Xuska 26-June oo lagu Qaban doono Magaalada Kassel ee Dalka Jarmalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis: Xuska 26-June oo lagu Qaban doono Magaalada Kassel ee Dalka Jarmalka. Ogaysiis: Xuska 26-June oo lagu Qaban doono Magaalada Kassel ee Dalka Jarmalka. Waxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Reer Somaliland ee ku Dhaqan Dalka Jarmalka in Maalinta 26-June lagu Qaban doono Magaalada Kassel Munaasabad loogu Dabaal degayo Maalintii Somaliland Xoriyadeeda ka qaadatay Gumaysigii Ingiriiska. Munaasabadan oo ayaa lagu Soo Bandhigi Doonaa Taariikhdii Somaliland ee Lixdankii taasi oo ay ka soo qayb gali doonaan Aqoonyahanno iyo Waayeel soo gaadhay Wakhtigii Gobonimo Doonka.


Munaasabadan ayaa lagu qaban doonaa Xarunta Dhaqanka ee Shlachthof Kulturzentrum ee Ciwaankeedu yahay


Mombachstraße 12 34127 Kassel,

Saacadu marka ay tahay 4-ta galabnimo

wixii Faahfaahinta kala Xidhiidh telefoonadan Hoos ku Xusan.015217914954

015217774880


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>