Af hayeenka Xisbiga WADANI Laantiisa Germany Maxmamed Timacase oo sheegay Siilaanyo inanu haysan Mandate uu ugu hambalyeeyo Dawlada Jabuuti

0
June 28, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Af hayeenka Xisbiga WADANI Laantiisa Germany Maxmamed Timacase oo sheegay Siilaanyo inanu haysan Mandate uu ugu hambalyeeyo Dawlada Jabuuti

    Af hayeenka Xisbiga WADANI Laantiisa Germany Maxmamed Timacase oo sheegay Siilaanyo inanu haysan Mandate uu ugu hambalyeeyo Dawlada Jabuuti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Af hayeenka Xisbiga WADANI Laantiisa Germany Maxmamed Timacase oo sheegay Siilaanyo inanu haysan Mandate uu ugu hambalyeeyo Dawlada Jabuuti Af hayeenka Xisbiga WADANI Laantiisa Germany Maxmamed Timacase oo sheegay Siilaanyo inanu haysan Mandate uu ugu hambalyeeyo Dawlada Jabuuti

Sidan la wada socono maanta oo ay taariikh du tahay 27/06/2015 waxa si marag ma doona u dhamaatay shan sano oo si Sharci ah loo doortay madaxweynaha dalka oo uu dhamaad keedu ahaa 26 /06 /2015 oo ku beegnayd shalay oo jimce ahayd.
waxa marag ma doona inaan wali jirin wax heshiisa oo la is ku raacsan San yahay oo la xidhiidha muda dhaafka xukumadan wakhtigeedii dhamaaday oo loo kordhiyay iyadoo in badan Xisbiyada mucaarid ku sheegeen in hadii ayadoo aan xal laga gaadhin inta ka horaysa 26 ka June oo la gaadho dhamaad ka Mudo xileedka inan la aqoonsan doonin xukuumadan sida Sharci darada ah ku fadhida .

iyadoo intaas oo arimood ba jiraan ayaan maanta arkaynay Silaanyo isagoo u hambal yaynayaa Dawlada Jabuuti xuska 38 guurada Kasoo wareeg tay xiligii ay xoriyadooda ka qaateen gumaystahii Faransiis ka
Hadaba su.asha furani Waxay tahay Xilka uu maanta Siilaanyo haya waa maxay ee uu ugu hambalyey nayo Dawlada Jabuuti isagoo og inay shalay kaga ekayd Shantii Sano ee la doortay madax weyne nimada Misna aanu jirin wakhti saxa oo loogu daray oo la is ku raacsan yahay oo loo kordhiyay
Waxan u sheegay na shacabka somaliland inaan qasriga madaxtooyada Awood iyo Xoog cidina ku fadhiyi karin oo lagu Fadhiyi karo Sharcigii uu distoorku jideeyay oo kaliya

WA BILAAHI TAWFIIQ
Af hayeenka Xisbiga

WADANI Laantiisa Germany
Maxamed Ibrahim Timacase


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online