Ururka SECJA Oo Tacsi U Diray Wariye Ka Baxay Bahda Saxaafadda Somaliland Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

0
June 29, 2015 in Wararka by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka SECJA Oo Tacsi U Diray Wariye Ka Baxay Bahda Saxaafadda Somaliland Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

    Ururka SECJA Oo Tacsi U Diray Wariye Ka Baxay Bahda Saxaafadda Somaliland Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka SECJA Oo Tacsi U Diray Wariye Ka Baxay Bahda Saxaafadda Somaliland Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

Hargeisa(SLL)29-jun – Ururka suxufiyiintaBariga Iyo Badhtamaha Somaliland ee SECJA, ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo bahda saxaafadda Somaliland Gaar Ahaana Tvga HCTV ee uu ka baxay Marxuum, Maxamed Daa'uud Yuusuf, kaasi ooku geeriyooday Shil Baabuur

Dhambaalka Tacsida ah ee ururka SECJA oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha ururkaasi,Yaasiin Jaamac Cali , ayaa u dhignaa sidan 

"Ururka Suxufiyiinta Bariga Iyo Badhtamaha Somaliland ee SECJAwaxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan saxaafadda Somaliland iyo Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum: Maxamed Daa'uud Yuusuf oo ka mid ahaa Filimqaadayaasha Tvga HCTV ee Bahda Warbaahinta Somaliland, Marxuumka oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Duleedka Berbera, laguna aasi Doono maalinta Berito 29/06/2015 Magaalada Hargeysa .

Waxaanu Ilaahay uga Baryaynaa in Ilaahay Marxuumka Janooyinkiisa Geeyo Inagana Samir iyo Iimaan Inaga Siiyo …Aamin…Aamiim

ALLAA MAHAD LEH

Gudoomiyha Saxafiyiinta Bariga Iyo Badhtamaha Somaliland ee SECJA

Yaasiin Jaamac Cali

Somlilandlive.com
Hargeisa Head Office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online