"27 July Ma Jiro Muddo Sharci Ah Oo Siilaanyo Ku Sii Fadhiyo Kursiga Igama Xigo"Aqoon Yahan Jamac Cilmi Jiir.

0
July 01, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "27 July Ma Jiro Muddo Sharci Ah Oo Siilaanyo Ku Sii Fadhiyo Kursiga Igama Xigo"Aqoon Yahan Jamac Cilmi Jiir.

    "27 July Ma Jiro Muddo Sharci Ah Oo Siilaanyo Ku Sii Fadhiyo Kursiga Igama Xigo"Aqoon Yahan Jamac Cilmi Jiir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"27 July Ma Jiro Muddo Sharci Ah Oo Siilaanyo Ku Sii Fadhiyo Kursiga Igama Xigo"Aqoon Yahan Jamac Cilmi Jiir.

Aqoon yahan Jamaac Cilmi Jiir ayaa go’aankii gollaha Guurtida Somaliland ku tilmaamay inuu ahaa mid aan sharci ahayn maadaama oo aanay Doorasho ku imaan waqtigii sharciga ahaana ka dhamaaday. Aqoon yahan Jamaac Cilmi Jiir waxa kale oo uu sheegay in loo baahan yahay Dawlad wadaag ah in la dhiso isagoo carabka ku dhuftay in aanay maanta jirin Hay’ad Dawli ah oo sharci haysataa isagoo sheegay inuu dhamaaday muddo xileedkii labada gole iyo Xukuumadduba.

Aqoon yahan Jamac Jiir sidaas waxa uu ku sheegay waraysii uu Khadka Telefoonka kula soo xidhiishay isagoo ku sugan Magaaladda Caynaba Weriye Cabdi casiis Bashiir Nuur oo ka tirsan Bahda Degelka warar ee Xogreebnews.com. waxa kale, oo aqoon yahanku Baaq u diray Beesha Caalamka oo uu ka codsaday inay deg deg usoo gaadhan xaaladda Cakiran ee somaliland oo uu ku tilmaamay ina cagaha la gashay digo hoosta ka nool.

Ugu Horeyn Jamaac Cilmi Jiir oo arrimahan ka hadlaya waxa uu yidhii "go’aankii gollaha Guurtidu waxa uu ahaa mid xaaran ah oo aan sharci ahayn waayo Guurtida waqt sharci ama haysato, oo waa uu ka dhamaaday. Waxa kale oo jirta oo aan ku sheegay inuu dhamaadau muddo xileedkii gollaha wakiilada iyo Xukuumadaba sidaas daraadeed waa in Mucaaridka iyo cidkasta oo dalka ka naxaysaa iskugu yimaadan shir deg deg ah. Oo lagu badbaadinaayo Qaranimada s/land.”

Waxa kale, oo aqoon yahan Jamaac Jiir sheegay inmarka la gaadho 27-ka July aanay sharci noqon dooniin muddo xileedka siilaanyo, waxana uu mar kale yidhii” 27 July ma jiro muddo sharci ah oo siilanyo ku sii fadhiyo Kursiga, waa in la dhisaa Dawlad Wadaag ah. Oo Dalka gaadhsiisa Doorasho xor ah oo Xalaad ah. Waxan codsanayaa in deg deg Beesha Caalamku usoo faro Geliso arriamana oo Xukuumadda ku Khasbaan inay doorasho dalka ka qabato haddii kale, waa inay xayiraad ku soo rogtaa safaradda kana qaadda Basaabooradda ay ku dhoofan”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online