Badhasaabka Gobolka Sanaag ee Yuusuf Cabdi fly By Mukhtar Cilmi

0
July 02, 2015 in Articles by Shaqaalaha SLL Media
  • Visits: 1195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka Gobolka Sanaag ee Yuusuf Cabdi fly By Mukhtar Cilmi

    Badhasaabka Gobolka Sanaag ee Yuusuf Cabdi fly By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabka Gobolka Sanaag ee Yuusuf Cabdi fly By Mukhtar Cilmi
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.

Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Somalilandlive.com



Magaalada Ceerigaabo xaladeeda amni aya cirka mareysay baryahan ka dib dil magaalada ka dhacay oo talyihii koofiyad casta lagu dilay, intaas ka dib waxa sida wararku sheegayaan in ciidamo meelishyaad ku dhex gabanaya beesha bariga sanaag ay magaalada si qarsoodi u soo galayay oo ay ku jiran ciidama BS ta ee puntland. badhasaabka gobolka sanaag ee Yuusuf Cabdi fly maamul ahaan wuu ku fashilay xakamaynta sugida amniga iyo ka hortaga meelshyadda ku soo dhuntay kanana yimi carmala, waxaa ugu xun in controolka magaalada xaga bari aanu ka dhisnayn gaadh ahaan (Xagal) oo ku haboon controol laga dhiso iyo ciidamo la dhigo si ay magaaladu xaga wadada bari lagu ogaado cida soo gasha iyo cida baxda, waliba in u cantaroolka laga dhiso dhanka tuga xagaleed oo guri ku yaalo kunan munaasib ah contarool iyo fadhi ciidan. iyadoo ah faras magaal xakamayn kartaana magaaladda amnigeeda ,waxaana baadhisaabka faraya si deg deg ah u dhis si ay shaqadaado u fududaato.

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online