Baaq Iyo Canbaarayn Xadhiga Xukuumada Siilaanyo Kula Kacday Suldaan Maxamed Muusa Cune

0
July 04, 2015 in Wararka by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 636
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Iyo Canbaarayn Xadhiga Xukuumada Siilaanyo Kula Kacday Suldaan Maxamed Muusa Cune

    Baaq Iyo Canbaarayn Xadhiga Xukuumada Siilaanyo Kula Kacday Suldaan Maxamed Muusa Cune

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baaq Iyo Canbaarayn Xadhiga Xukuumada Siilaanyo Kula Kacday Suldaan Maxamed Muusa Cune

Canada (SLL)4-july-Waxaanu canbaaraynaa hadaanu nahay wax garadka jaaliyadaha Somaliland ee North America xadhiga xukuumadu kula kacday suldaan Maxamed Muuse Cune

waxay xukuumada siilaanyo u muuqataa mid aan xurmaynayn xoriyatul qawlka iyo madax dhaqameedka dalka oo ahaa wax keli ah ee somaliland kaga duwantahay soomaalida inteeda kale


madax dhaqameedku waxay somaliland ka badbaadiyeen masiibooyinka ay soomaaliya ka bixi kar wayday illaa hada

madax dhaqameedka somaliland waa caalaamad soo jireen ah
oo shacabka somaliland badbaadisa mar kasta oo khatari soo food saarto

xukuumadii isku dayda in ay karaamadooda wax u dhintaana
iyadaa taqaan meesha ay ku dan baynayso shacabka somalilandna
wuu arkaa godka ay sharaftoodii ay karaamadii ku sii wado
anagoo ka xun xadhiga sulldaanka waxaanu ugu baaqaynaa xukuumada madaxweyne siilaanyo in ay si deg deg ah xoriyadiisii ugu
soo celiso suldaanka 

wabillaahi tawfiiq

Somalilandlive.com
Hargeisa Head Office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online