Halkan Ka Daawo Ahmed shukri Cateeye Oo ah dhalinyaradda Reer somaliland ku nool waddanka Swedan oo talo caqli celin siiyay Ismail shirwac oo masuuliyiin reer somaliland ah aflagaado kula kacay

0
July 04, 2015 in Wararka by Staff SLL Media
  • Visits: 1959
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo Ahmed shukri Cateeye Oo ah dhalinyaradda Reer somaliland ku nool waddanka Swedan oo talo caqli celin siiyay Ismail shirwac oo masuuliyiin reer somaliland ah aflagaado kula kacay

    Ahmed shukri Cateeye Oo ah dhalinyaradda ku nool waddanka Swedan oo talo caqli celin siiyay Ismail shirwac oo masuuliyiin reer somaliland ah aflagaado kula kacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ahmed shukri Cateeye Oo ah dhalinyaradda ku nool waddanka Swedan oo talo caqli celin siiyay Ismail shirwac oo masuuliyiin reer somaliland ah aflagaado kula kacay Wiilkan dhalinyarada ah ayaa jawab adag siiyay ismail shirwac oo isku tilmaama inuu yahay muwaadin Waddani ummadana dhex u yahay laakin caadaystay wax ka sheegida Ururada mucaaridka Iyo madasha wada tashiga Iyo Haldoorka somaliland Ee Xukuumada Somaliland Falalka ay ku kacayso ka soo hor jeeda ismail shirwac ayaa vidoe iska soo duubay uu ugu jawaabayo Muwaadiniin ku nool cariga ingriiska kuwaasi oo dawcad ka dhan xad gudubka wasiirada xukuumada Siilaanyo ku hayaan shacabka u gudbiyay wasarada Arrimaha Dibedda Ee Dalka Ingiriiska Oo dhalashadooda sitaan hadaba Wiilkan ayaa muwaadintaas kula kacay kaf iyo aflagaado


halkan Ka Daawo

 

Somalilandlive.com 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online