Ciidamada Miltariga Waddanka Sucuudi oo Fadeexad Culusi Dhex qaraxday!

0
July 06, 2015 in Wararka by
  • Visits: 3399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Miltariga Waddanka Sucuudi oo Fadeexad Culusi Dhex qaraxday!

    Ciidamada Miltariga Waddanka Sucuudi oo Fadeexad Culusi Dhex qaraxday!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Waddanka Sucudiga oo Ceebaysan
Ciidamada Miltariga Waddanka Sucuudi oo Fadeexad Culusi Dhex qaraxday!    Somalilandlive.co/ Waddanka Sucuudiga oo ah Waddanka  ugu Awooda Badan Dhanka Ciidanka  Wadamada Carabta   Sidoo kalana  ah Awooda Sadexaad  ee Mandaqada  Bariga Dhexe   Marka laga  Reebo Waddanki Israa,il oo Kaalinta  1aad   iyo Iran oo Kalinta 2aad  ah Sucuudigu Waa kaalinta 3aad  ee Bariga Dhexe Jirta Marka La eego Dhanka  Agabka Milatari  ee uu Haysto  waxana  uu  haystaa Aalad Milatari oo aad U culus    Waxana  La aaminsanyay  in uu Xataa  Nuclear bomb Haysto Kaas oo  Waddanka  Pakistaan Laagu Sameeyay Halkaasna Loogu Hayo , Waxasidoo kale oo Haystaa Hubabka Casriga ah ee ay Wadamada Reer Galbeedku Samaystaan Sida Ruushka  iyo  Maraykanka kuwaas oo uu Dhamaantood Lacag Qaaliya Kusoo iibsaday.


 Hadaba iyada oo Ciidmada Sucuudigu  ay Haystaa Hubka Intaas Leeg ayaa  Waxa Dhawaan  Qabsatay Fadeexada  ah in uu Sacuudigu Waayay  Ciidamo  uu Kumuquuniyo Maleeshiyaada  Xuutiyiinta  eee Waddanka Yaman Waxana  Dhibtu  Kadhacday Sida uu Qoray Wargeesa Waddanka Jarmalka Kasoo Baxaa, Ciidamada Sucuudiga oo ah kuwa  uga Raaxada jecel Ciidamada  Milatariga  ee Wadamada Caalamka Waxana  Askari Kasta oo Kamida Ciidamada Sucuudigu Leeyay  Baabuur Qaaliya  oo ah Noocayada Lagu Sameeyo Waddanka Jarmalk,  Sida  Wargeeska Jarmalka ahi Qoray  mar  uu Sacuudigu Isugu Yeedhay 10,000  oo Ciidamadiisa Difaaca ah  waxa    ay Soo Kaxaysteen   Wax Kudhawo  10.000 oo Baabuurta Raaxada ah waxana ay Layimaadeen  Goobihii Ciidan  ee Loogu Yedhay, waxe Sidoo kale Ciidmadii  Larabay in ay Dagaal Galaan Ku  Adkaatay in ay Fuulaan Baabuurta Dagaalka, Fadeexadaha   kale  ee Wargeesku Qoray Waxa Kamid ah  in Qabal Milatari  oo 100  nooc ah oo  uu Sacuudigu Kasoo  iibsaday  Waddanka Jarmalka 25kii Sanno  ee Lasoodhaafay in  ay Adeegsan Kariwaayeen Ciidamada Waddanka Sucuudigu, Waxana ay   kadalbadeen Shirkadaha Waddanka Jarmalka ee  Hubkan Sameeyay Dhawrka Sannao Kahor  in ay  Usoodiraan khubaro Marlabaad  tababar Siisa Ciidamada Waddanka Sucuudiga  Si,ayHubkaas  U adeegsadaan.
 

Waxale  oo uu Wargeesku Qoray in uu Sucuudigu   uu waayay Gabi  ahaanba Ciidamo Tayo leh uu  Afantari ahaan U Adeegsado Si   ay Gudaha ugu Galaan Tuulooyinka Xuduudka   Waddanka Sucuudiga Kuyaala Halkaas oo ay Maleeshiyaadka  Xuutiyiintu  Gantaalo Kaga Soo Ridaan Dalka Sucuudiga

 Fadeexadan Ciidan  ee Waddanka Sucuudiga Haysata ayaa Ku kaliftay in Sucuudigu uu  Ciidamo  Calooshood U Shaqaytayaal  ah  oo  Dhulka  kadagaalama uu U Raadsado Wadamada  Muslimiinta Saboolka ah  Sida Suudan  Somalia, Nayjeeriya ,Aljeeriya   Jabuuti iyo Somaliland,   Cududa Milatari ee Waddanka Sucuudiga  ayaa Kudhisan Qalab  Milatari oo   Wadamada Reer Galbeedka uu Kasoo Waardiy Isaga oo aan haysan Haday Kakala Go,aan Farsamadii uu Kubadali lahaa Sida  uu  Wargeesku Qoray  waxana ay Arintani Durba Banaanka Soodhigtay  tamardarda Sucuudiga iyo  Sida aanu Ugu babac Dhigikarin Awooda  Dabiiciga ah ee Waddanka Shiicada ah ee  Iran Inkasta oo ay Suciidga   uu Kuyaalo  Xaramku oo ah Meel Difaaceeda ay Muslimiinta Aduunka oo Dhami Waaji Uhaystaa  ayuu Wargeesku Warbixintiisa Kusoo  Afmeeray


 Turjumaada   Wariye Eid Aden H. Abdi 
Somalilandlive.com
Webmaster@somalilandlive.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online