Muuse Fulay By Mukhtar Cilmi

0
July 08, 2015 in Articles by Shaqaalaha SLL Media
  • Visits: 1216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Fulay By Mukhtar Cilmi

    Muuse Fulay By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Fulay By Mukhtar Cilmi

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.

Waaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Waaheen.com



shalay ayaan la yaabay muuse biixi cabdi isagoo Gudoomiye cirro aflagaadinyay ,wuxuuna ka hadlayay arimoku saabsana shaqada gudoomiyaha isagoo waagas umadda u sheqenayay, xagu isago SNM taa meel xun kaga jiray oo loo yaqaanay (Calan Castii ),oo shaqadooda ahayd kharijinta saraakiisha geesiyaasha ahaa ee dalkeena xorinayay , taariikhda madow ee biixi waa la yaqaan waa ta ku keentay inuu xita hanti kari waayay musharaxnimada KULMIYE ee madaxtooyadda iyo sida loo bahdelay khilaafki kulmiye marku sanduli ku saxeexa madaxtooyadda tanaasulkiisi!!. maanta ayuu la hadlaya nin ka miisan weyn kanana nadiifsan oo shacabku taageersan yahay xilaal muhiimna dalka ka haya, xaga u muuse weli ku fadhiyo kursi xisbi lagana qaadi doono dhawaan oo loo diyaarinayo wasiirka duulista xaashi !!. akhas caleek siyaasadda waad ka dhacday muusow maanta waxna kuma yaalaan ee is casilaadaada aya la sugaya inta ay goor goor tahay .gudoomiyaha QUDHMIYE waa shakhsiyad dalka hanaankiisa qaban karayn iyo sumcadiisa xun oo saraakiisha SNM tu ku kaftami jirayn inuu aha fulay carara wakhtiga dagaalka !! bal meel u dagaal ka galay oo geesinimo laga waramay bal ha soo sheego .been mooyaane!!. cayda cirro na wax u geesanayso aya iska yar waayo waa hogaamiye qaran higsi iyo han ba leh . 


By Mukhtar Cilmi


mukhtarcilmi@hotmail.com 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online