Mohamed Biixi, Muse Biixi, Dhuxul, Xirsi, Wikkileaks war aa beenin kartaan maaha by Abdi Mustafe‏

0
July 08, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 721
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mohamed Biixi, Muse Biixi, Dhuxul, Xirsi, Wikkileaks war aa beenin kartaan maaha by Abdi Mustafe‏

    Mohamed Biixi, Muse Biixi, Dhuxul, Xirsi, Wikkileaks war aa beenin kartaan maaha by Abdi Mustafe‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mohamed Biixi, Muse Biixi, Dhuxul, Xirsi, Wikkileaks war aa beenin kartaan maaha by Abdi Mustafe‏
Mohamed Biixi, Muse Biixi, Dhuxul, Xirsi, iyo wasiir ku xigeenka amniga intuba cagta ayay iska toogteen doqon niimo darteed markay warbaahinta ka yidhaahdeen warka wikkileaks qortay waa been. Dhamaan tood na waxay la denbi yihiin Silaanyo iyo wasiirkii hore ee arimaha dibada Mohamed Cabdillahi oo cabaadka ka dhacay dad ba wada yaabay. Qofku marka uu beenta sheegayo calaamadaha lagu garto waxa ka mida wuu xanaaqaa. Mohamed Cabdillahi isaga oo xanaaq san oo qeylya-ya ayuu yidhi Xirsi weydiiya arinkaa. War cid la weydiinayo maaha oo Wikkileaks Somaliland danna gaara kama laha ee wixii wasaarada arimaha gudaha ee dowlada Saudiga ayay soo bandhigtay. Gebigooduba nimankaa Warbaahinta ka hadlay ee isle Silaanyo iyo Amina Weris ha idin maqlaan in aa difaacdeen denbi qaran bay ku jiraan oo iyaguna waa ka raali in Somaliland lagu daro Somalia. Mid qudha oo sharaxay sida warka wiikkileaks qortay uu been u yahay ma jiro mana sharixi karaan. Wikkileaks Madaxtooyadi Somaliland weer cad bay u xidhay oo laba habeen laguma gam'in. Silaanyo and Kulmiye are both traitors.
Abdi Mustafe



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>