Waqtigu Waa Is Gurayaa M/weynaha iyo Kuxigeenkiisa. Waqtigoodii Waxaa uu ku Egyahay 27 Julay

0
July 08, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waqtigu Waa Is Gurayaa M/weynaha iyo Kuxigeenkiisa. Waqtigoodii Waxaa uu ku Egyahay 27 Julay

    Waqtigu Waa Is Gurayaa M/weynaha iyo Kuxigeenkiisa. Waqtigoodii Waxaa uu ku Egyahay 27 Julay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waqtigu Waa Is Gurayaa M/weynaha iyo Kuxigeenkiisa. Waqtigoodii Waxaa uu ku Egyahay 27 Julay

Waqtigu Waa Is Gurayaa M/weynaha iyo Kuxigeenkiisa. Waqtigoodii Waxaa uu ku Egyahay 27 Julay Heshiiskii Xukuumada iyo Xisbiyadana Inay Hirgeliso Xukuumadu Way Ka Cago Jiidaysaa oo Ma Rabto Meel Marinta Heshiiskaas Muddo Kordhintii Xubnaha Xaarta Gollaha Guurtida Qaranka Ku Fadhiya Wax Shaqaynaysa Maaha M/weyne Siilaanyo Iyo Kooxda Ku Xeeranina Meeshu Dhaxal Awowgood Maaha oo Iska Fadhiyi Maayaan Oo Geela Xerada Waa Laga Dareerinayaa Markaas Wax Xalku Noqonayaa In Xisbiyada Mucaaradka iyo Madasha Wadatashiga iyo Madasha Aqoonyahanka Madax Dhaqmeedk Hadii Aanu Nahay Waxaanu Soo Dhisaynaa Dawladii Aanu Balan Qaadnay Ee Kumeelgaadhka Ahayd Taasoo Dalka Gaadhsiin Doonta Doorasho Xiliga Kala Guurka Waa In Loo Diyaargaroobaa Soo Dhawaynta Dawladaas iyo Dhismeheeda Kuwa Kuraasida Isku ILaawayna Waxaan Leeyahay Waqtigiinii Wuu Dhamaaday U Sheega Odayga Aad Waldaadisiinaysaan Hadii Uu ILaaway Waqtigii La Doortayna Ugu Dhaarta Idinku Ka Diyaar Garooba

Maah Maah Somaliyeed Ayaa Tidhaada Amaano Kugu Raagtay Ya.daada Ayaad Mooda

Gebagebo Ummada Somaliland Waxaan Ugu Baaqayaa Kooxda Madaxtooyadu Doorasho Dooni Mayso Ee Waxaa Waajib ah in Xisbiyo Iyo Shicib Laysu Taago Badbaadinta Qarankeena Somaliland

Allah Mahadleh

Xoghayaha Duulista iyo Hawada Xisbiga UCID

C/qani Ismaaciil Maxamed (Foodcadde)

Email foodcadde2004@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online