Ogaysiis Jalliyada somaliland Ee Gobolka Bayern Dalka German

0
July 10, 2015 in Articles by Staff SLL Media
  • Visits: 905
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Jalliyada somaliland Ee Gobolka Bayern Dalka German

    Ogaysiis Jalliyada somaliland Ee Gobolka Bayern Dalka Germany

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis Jalliyada somaliland Ee Gobolka Bayern Dalka Germany CAMBAARAYN: Gudida Jaaliyada Somaliland Gobolka Bayern Munich waxay Bulshada Somaliland ee Daafaha caalamka kala socda iyo Kuwa Gobolka Bayern u sheegaysaa in Qolkii Jaaliyada Somaliland ee Bayern aanu kala xidhiidhi jirnay Bulshada uu sidii uga Maqan Yahay Gacanta Jaaliyada.Gacantana uu u Galay Koox Budhcad Jaaliyadeed ah oo Bulshada Rabta in ay Khalkhaliyaan Hantidii Jaaliyadana ku ciyaaraya Marba waxay soo galinayaan waxaan looga baran Jaaliyada Markaa aynu Meel uga soo wada Jeesano wixii wax u dhimaya Jaaliyada.Waxaan Bulshada Somaliland u sheegayna in ay Naga heli Karaan ka Cusub ee hada ay Jaaliyada Somaliland in Bayern Leedahay Waadna Mahadsan Tihiin,Qolkana waxa ku qoran Jaaliyada Somaliland In Bayern.Allaa Mahad Leh-                            Gudida Jaaliyada,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online