Agaasimaha Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga KULMIYE. oo Iscasilay Muuse Biixina Ku Tilmamaay Nin Hankiisu aanu Dhaafin Dhaqaale Raadis iyo Daaro Dhisasho

0
July 10, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 649
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga KULMIYE. oo Iscasilay Muuse Biixina Ku Tilmamaay Nin Hankiisu aanu Dhaafin Dhaqaale Raadis iyo Daaro Dhisasho

    Agaasimaha Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga KULMIYE. oo Iscasilay Muuse Biixina Ku Tilmamaay Nin Hankiisu aanu Dhaafin Dhaqaale Raadis iyo Daaro Dhisasho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga KULMIYE. oo Iscasilay Muuse Biixina Ku Tilmamaay Nin Hankiisu aanu Dhaafin Dhaqaale Raadis iyo Daaro Dhisasho



XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILANS

(KULMIYE)

Address: Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.

Tell: 00252-2-527883

Mobile: 00252-2-4134891

Email: kulmiye_party@hotmail.com/Website:www.kulmiye.com/www.kulmiye.org



REF: XK/XGX/0042128/2015 Date: 25/06/2015


Ujeeddo: is casilaad

Aniga oo ah Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga kulmiye ka dib Markii aan soo taabtay ina aanay jirin rajadii isbadal ee xisbiga kulmiye dhexdiisa laga sugayay

Markii aan ku qancay siday waajib waddaniya u tahay ka qayb qaadashadda dadaalada isbadal doon ee dalka ka socda, waxan go’aansaday inaan iska casilo xilkii iyo xubinnimadii xisbiga kulmiye.

Waxaan ka raali- galinayaa Wasiirkii hore ee maaliyadda Md, C/Casiis Maxamed Samaale taageeradii aan ka taageeray nin aan hankiisu Daaro dhisashodhaafsiisnayn.

Gabagabadii waxan bulshada reer Somaliland iyo taageerayaashaydaba u cadaynayaa in aanay ilaa hada jirin meel aan si rasmiya ugu biiray , balse aan taladiina ka dib halkaynu ku qanacno inay danta dalka iyo dadku ku jirto aynu taladeena iyo taageeradeenaba la garab istaagi doono. Haygana filina inaan sida raga qaar saq dhexe go’aan gunnaysanidinkaga salaliyo.

ALLAA MAHAD LEH

Mustafe Iid Maxamed

Agaasimaha Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga KULMIYE.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>