gudida qurbajooga oo xogaal waraysatay shacbka somaliland

0
July 12, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 1079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    gudida qurbajooga oo xogaal waraysatay shacbka somaliland

    gudida qurbajooga oo xogaal waraysatay shacbka somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

gudida qurbajooga oo xogaal waraysatay shacbka somaliland CODKA SHACABKA REER SOMALILAND OO HAD IYO JEER KA FAALOODA
XIDHIIDHKA KADHEXEEYA SHACABKA IYO MASUULIINTASARE EE
QARANKA SOMALILAND.
FAALADEENA MAANTA WAXAA MIISKA INOO SAARAN
WASIIR LAMAGAC BAXAY XIRSI CALI XAAJI XASAN.

OO AAD MOODO MUDOOYINKAN DANBE INUU KA MID YAHAY
MASUULIINTA HADAL HAYN TOODU INAGU FARA BADAN TAHAY.
WAXAA KALOO TAAS BARBARTAALA SHACABKA REER SOMALILAND SIDEE BAY U ARKAAN

WASIIR XIRSI?

SIDAA LAWADA SOCOTAAN ARINKAAS ISAGA XAQIIJINTIISU WAA MID AAN HAWL YARAY
ANAGOO TAA KA DUULAYNA WAXAAN QAADNAY TALABADAN ,
WAXAAN KAMAR LA DHEX QAADNAY SHACABKA REER SOMALILAND DEBED IYO GUDABA
ANAGOO DHAMAAN GOBOLADA IYO DEGMOOYINKABA MID MID U BOOQANAY.

WAXAA KALOO JIRTEY INAAN QURBAHANA WADAN WADAN ISAGA GUDBAYNEY
ISKU SOO WADA XOORIYOO WAXAY ANAGU QAADATAY 45 CISHO.

HADABA ANAGOO MUUQAAL AHAAN+-IDINKU SOO DEYNDOONA ARINKAAS ISAGA AH
WAXAANU JECLAYSANAY INAAN QORAAL HOR DHAC IDIINKASII DHIGNO.

KU SO DHOWAADA SIDA AY SHEEKADU U DHACDAY.

DADKA WAXAANU WEYDIINAYNEY WASIIR XIRSI WAAKUMA, MUXUU YAHAY,
MUXUU QABTA,XILKII LOO IGMADAY MAYAHAY MID KA SOO BAXAY, MAXAAD ADIGU SHIQSI AHAAN KA
AAMIN SAN TAHAY? IWM.

DADKAAS AANU LA KULMAYNEY100%79 BOQOLKIIBA TODOBAATAN IYO SAGAAL RUUX.
WAXAY ISKU RAACEEN
WASIIR XIRSI INUU YAHAY NIN DHALIN YARO AH DEDAAL BADANA SAMEEYEY.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY NIN ISLAAMNIMADU KU WEYNTAHAY FOODIISANA AY KA
MUUQATO CALAAMADII QOFKA ISLAAMKA ALGU GARAN LAHAA.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY NIN SHACABKIISA DANYARTA KU DEDAALA SIDUU U CAAWIN LAHAA
CAAWIYANA.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID SHAQADII QARANKANI U IGMADAY SIDAY AHAYD UGA SOO BAXAY
WELIBA DHEERAAD KU DARAY.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID RABITAANKA SHACAB IYO GOONI ISU TAGA SOMALILAND KA GO,AN
TAHAY.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID BALAMAHA UU KULA GALAA SIDAY TAHAY U OOFIYA.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID AQOON BADANI KU DUUGAN TAHAY WELINA DOONAYA INUU WAX SII BARTO.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID MUSTAQBALKA SOO SOCDA LAGU AAMINI KARO INUU HOGAAMIYO DALKA
SOMALILAND HADDII UU NASIIB U YEESHO.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID INTAA DEDAAL BADAN UGU JIRA HORUMARINTA DALKAN IYO DADKIISABA.

WASIIR XIRSI INMUU YAHAY MID AAN SHCABKIISA U KALA EEXAN OO SI ISKU MIDA WAX UGU WADA QABTA
CADAALNA SAMEEYA.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID DULQAAD BADAN OO SHACABKIISA GEFAFKA KAGA YIMAADA AAN WAXBA
KASOO QAADIN.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID AAN IMINKA OO KELIYA DEDAALKA BILAABIN EE HORANA UGA SOO HAWL GALAY
DIB U XORAYNTII DALKA OO MUJAAHID AHTAASINA AY MARQAATI LEEDAHAY.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID AAN QABYALAD KU SHAQAYN OO KA SAAFI AH.


LASOCO KUWA IYAGUNA WAX KALE KA AAMIN SAN.
WAANA SIDAN. 100%12.5 BOQOLKIIBA LABA IYO TOBAN IYO BADH RUUX.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MIG GABOOBEY OO HOOS U BAX AH SIILAANYO AAN WAX BADAN KA YARAYN.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID AAN DIINTA SIDAY FARAYSO UGU DHAQMIN CALAMADA FOODIISA KA
MUUQATAANA TAHAY MID IS TUS AH OO DHULKA XOOG UGU XOQAY.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY QABYAALADAYSTE CADAYSTAY OO AAN WAX KALEBA KU DHAQMIN.


WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID QARANKANI SHAQADII UU U IGMADAY BAAL MARAY OO MID ISAGA
DANTIISA AH WADA.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY TUUG AFAR KABOODLE AH OO HANTIDII DALKAN MEELO AAN LA GARANAYN KA BUUXSADEY.

WASIIR XIRSI INUU YAHAY MID DALKAN INQILAAB QARSOON KU QABSADAY OO ISAGU MADAX WEYNE KA AH
QOFKII TAA KA HADLA HABEEN MADOOW R.R.U GURIGA UGU SOO DIRAYA DABADEED JEELKA U TAXAABA
MAALMA KA DIBNA INTUU SOO SAARO LACAG LAALUUSH U RARA ISKU SOO WADA DUUB OO WAA JIIFAA
JAQE WEYN HANTI AANU LAHAYN.

KUWANA WAXAY U DHCADAY SIDAN

100%7.5 BOQOLKIIBA TODOBA IYO BADH RUUX AANAY AQOONBA U LAHAYN KUU YAHAY
WASIIR XIRSI IYO WAXA UU QABTO TOONA.


HALKA BOQOLKIIBA HAL RUUXNA KA AAMUSEEN 100%1

WAXAASE NASIIB WANAAG AHAYD OO AAD NOO FARXAD GELINAYSEY MARKAANU
SHACABKAA DEBED IYO GUDA WARAYSANAYNEY,
INAY U MUUQDEEN KUWO RABITAAN KOODA IYO GONI ISU TAAGA DALKODU AY MUQADIS TAHAY
OO DHAMAAN ISKU RAACSANAAYEEN.

WAXA KALOO IYADUNA NASIIBKA WANAAGSANAHAYD SHACABKA KU BARAARUGSANAA NIN DALEHI
INAANU KU GUURI KARIN.

SIDOO KALE QABYAALADA OO AY DHAMANTOOD XUSEEN IN YAHAY WAX QADHMUUN OO URAYA.
QOFKASTAANA NAGU LAHAA WAAN KA FOGAANAYAA URTEEDA.

HADABA NIN KII MARKUU DANTA LEEYAHAY QABYAALADA BOODH KA TUMI JIREYOOW
SIRTAA WAA LAGU GARTEE WAX AKLE OO AAD NAGU DABI KARTO DOON DOON KKKK.

SOO XIDHKEENO WAA SIDA HADIYO JEER}

SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO

gudida dhexdhexaadka ah oo ka koobnayd koob iyo toban gudoomiyaha kulmiye
ku yahay laba iyo toban magacyadoodu waa sidan hoos ku cad.

1 muxumed maxamed ileeye suweys gudoomiyaha xusbiga ucid degan dalka holland
2 cabdulqaadir cali cajeb gudoomiyaha dhalinyarada xusbiga ucid deganhollaand
3 maxamed maxmud farah xubin taageere xusbiga ucid degan dalka ingiriiska
4 cabdijamac xasan xubintaageere xusbiga ucid ah degan dalka noway
5 xasan suleiman yusf gudoomiyaha xusbiga kulmiye degan dalka holland
6 ahmed haybe daa,uudtaageere xusbiga kulmiye ah degan dalka jarmalka
7 cabdullaahi haaruun qaybdiid xusbina ma taageersana degan denmark
8 cali axmed maxamud xusbina mataageersana degan dalka sweden
9 dayib xasan farax gudoomiyaha dhalinyarada xusbiga wadani degan sweden
10cabdiqani cige daahir xubin taageere xusbiga wadani degan dalka filand
11 magan cabdullahi cabdi xubin taageere xusbiga wadani degan dalka france
12 jamaal maxamed maxamuud taageere xusbiga kulmiye ah degan dalka eirland


Gudoomiyaha Xusbiga kulmiye fadhigooda dalka holland
xasancade

(khaalid55555@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online