Daawo Sawirada Gaadiidka Madaxda Lagu Soo Dhaweeyo Ee Aan Xabadu Karin Oo Obama Loogu sii horumariyay dalka Kenya

0
July 12, 2015 in Wararka by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 1370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Gaadiidka Madaxda Lagu Soo Dhaweeyo Ee Aan Xabadu Karin Oo Obama Loogu sii horumariyay dalka Kenya

    Daawo Sawirada Gaadiidka Madaxda Lagu Soo Dhaweeyo Ee Aan Xabadu Karin Oo Obama Loogu sii horumariyay dalka Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Sawirada Gaadiidka Madaxda Lagu Soo Dhaweeyo Ee Aan Xabadu Karin Oo Obama Loogu sii horumariyay dalka Kenya Hargeisa(SLL)iyadoo lagu wado in dhawaan madaxweyne Obama uu yimaado geeska Afrika gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa haatan garoonka Jouma Kenyata laga dejinayaa gaadiid 50 gaaraya oo la doonayo in lagu ilaaliyo madaxweyneha dalka Mareynkanka Brack Obama.

Kenya oo la itaal daran qaraxyo iyo dilal ay ugeysanayaan kooxda mayalka adag ee Al-shabaab ayaa wuxuu Obama ugu talo galay inaan lagu wax yeeleyn karin isagoo ciidankisa gaarka ah iyo waliba gaadiid aan xabadu karin uu kasoo degsaday garoonka Nairobi ku yaala ee diyaaradaha.





































































































































































































Somalilandlive.com
Hargeisa Head Office 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online