U Diyaar Garowga Ciidal Fitriga Oo Magaalada Hargeysa Si Weyn Looga Dareemaayo

0
July 14, 2015 in Wararka by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    U Diyaar Garowga Ciidal Fitriga Oo Magaalada Hargeysa Si Weyn Looga Dareemaayo

    U Diyaar Garowga Ciidal Fitriga Oo Magaalada Hargeysa Si Weyn Looga Dareemaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

U Diyaar Garowga Ciidal Fitriga Oo Magaalada Hargeysa Si Weyn Looga Dareemaayo

Hargeisa(SLL) Magaalada Hargeysa ayaa waxaa laga dareemayaa diyaar garow xooggan oo loogu jiro maalinta Ciidul Fidriga, iyadoo Suuqyada Hargeysa ay yihiin kuwo saxmad badan oo dadku meel ay kala istaagaan adag tahay in la helo.

29

Suuqyada Magaalada ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Caruur waalidiintooda gacmaha haysta iyo dhalinyaro ka dukaameysaneysa si ay isugu diyaariyaan maalinta ciidul fidriga oo ah maalin ku weyn Muslimiinta. Suuqa weyn ee magaalada Hargeysa ayaa marka aad u dukaameysi tagto waxaa adag meel aad cagta dhigto cidhiidhi awgii. 

                                               Image result for ciida magaalada hargeysa


                                                      Image result for ciida suuqa magaalada hargeysa

Ganacsatada ayaa wadooyinka soo dhoobay dhar kala duwan, kabo, iyo alaabaha ay caruurta ku ciyaaraan oo dalka China laga keeno. Diyaar garowga ciidda ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Hargeysa iyo guud ahaanba magaalooyinka Somaliland

                                                                 Image result for ciida suuqa magaalada hargeysa
Somalilandlive.com
Hargeisa Head Office


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online