XUSBIYO MUCAARAD AH OO AAN LAHAYN WAX QORSHE AH OO AY SHACABKA U SOO BANDHIGAAN WEEDHA AY FAGAARAHA LA IMANKARAAN WEYDEYSANAA.

0
July 14, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XUSBIYO MUCAARAD AH OO AAN LAHAYN WAX QORSHE AH OO AY SHACABKA U SOO BANDHIGAAN WEEDHA AY FAGAARAHA LA IMANKARAAN WEYDEYSANAA.

    XUSBIYO MUCAARAD AH OO AAN LAHAYN WAX QORSHE AH OO AY SHACABKA U SOO BANDHIGAAN WEEDHA AY FAGAARAHA LA IMANKARAAN WEYDEYSANAA.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XUSBIYO MUCAARAD AH OO AAN LAHAYN WAX QORSHE AH OO AY SHACABKA U SOO BANDHIGAAN WEEDHA AY FAGAARAHA LA IMANKARAAN WEYDEYSANAA. XUSBIYO MUCAARAD AH OO AAN LAHAYN WAX QORSHE AH
OO AY SHACABKA U SOO BANDHIGAAN WEEDHA AY FAGAARAHA
LA IMANKARAAN WEYDEYSANAA.

Sideedaba way haboon tahay inuu jiro mucaarad iyo muxaafid waana sumada
lagu tilmaansado dimuqraatiyada.

shacabkuna ujeedda ay u doortaan xusbiyada badan baa ka turjumaysa in ay helaan
qorshayaal badan oo wanwanaagsan oo ay wax ku kala doorankaraan.


taas oo ay miisaanka ku saarayaan hadba meesha danta buurani ugu jirto horumarkooda.
waxaadse moodaa arinkii sidaa ahaa inay meesha kasaareen xusbiyadan mucaaradka
ah ee iminka jiraa kuwaas oo lahayn haba yaraatee wax qorshe oo ay shacabkan usoo bandhigaan.

iyadoo aan odhan karno waa nasiibdaro weyn
Oo runtii ka timi dhanka xusbiyada mucaaradka ah.

waayo shacabka reer somaliland waxay geliyeen jundi weyn marka la,eego xiligoodii la dooranayey
Layskamana caashiqine ujeedo intaas ka fog baa laga lahaa.

Dhanka kale markaad eegto waxaa laga soo dhex baxay dee intaas oo urur siyaasadeed waloow
Oo haddii shacabku sii ogaan lahaa inay sidan wax u dhacayaan aanay kuwanba doorteen.

hadana waxaynu ku tilmaami karnaa
Lamood noqonse weydey iyo xusbiyadii hungada ahaa ee wadani iyo ucid.

Kasbashada shacabku maaha wax yar.
Oo sifudud shiqsi ama kooxi iwm isaga keeni karaan waa maskax iyo aqoon badan bay u baahan tahay
In laga baaraandego.

Iyadoo markasta ahmiyada ugu weyn la saarayo sida ugu haboon ee dalkaa iyo dalkaa lagu
Horumarin karo ama ugu haboon geedi socodka nabadeed. aan wax run ahba

iyadoo laga dhaqaaqayo,
Xiligaas ama waqtigaas halka la taagan yahay iyadoo shacabka maanta reer somalilandna
Lagu xisaabtamayo inay ka gudbeen xiligii waxkasta laysa sheegi jirey.

Taasna ay tahay midaan shacabka ugu hanbalyaynayo, inay waaya arag u noqdeen dantiisa u xaydanaha
Iyo ka danta qaranka u heegan ah.

Hadaba iyadoo arinku sidaa yahay waxaan leeyahay saaxiibadayada dhigayaga ah waa xusbiyada
Mucaaridkee.

waa idiinku hanbalyaynaynaa inaa tihiin xusbiyo mucaarad ah waxaanu garab marnona inaa noo sheegtaan
Xaq baa u leedihiin waana arin waajib ah oo dastuurku idin siiyey.

Ka xusbi ahaana waa mid aanu marka dhankeeda wanaagsan loo qaado aanu idinkaga faa,iideysan karo.
Laakiin miyaanay nasiin daro idinka idinku ahayn wax qabadkan balaadhan ee dalka ka socda ama
laga sameeyey inay indhihiinu arki waayaan?

Iyadoo dhankeeda shacabkii dalka debed iyo gudaba ka marqaati kacayaan
wax qadabadka balaadhan ee dalka ka hir galay iyadoo wax aan la qaban oo in laqabto u baahanina
Meesha aanay ka maqnayn.

Iskusoo wada duub.
Waxaan idinkula talin lahaa intaa webyar been mooyaane wax run ah looga baran iwm ku mashquulaysaan
Oo waqti badan ku luminaysaan waxaan filayaa in halkaas maslaxaad badini idinkaga lumayso
Oo aad taa wax ka bedeshaanoo wax shacabka u dhadhami karta la timaadaan.

ugu danbayn guul iyo gobanimo
Xafiiska Guud ee xusbiga kulmiye fadhiigiisa dalka holland gaar ahaan magalada Hague
Gudoomiyaha xusbiga kulmiye ee dalka Holland
Xasancade


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online