Xubnaha Laga Eryay Waddani By Mukhtar Cilmi

0
July 16, 2015 in Articles by Shaqaalaha SLL Media
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubnaha Laga Eryay Waddani By Mukhtar Cilmi

    Xubnaha Laga Eryay Waddani By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Laga Eryay Waddani By Mukhtar Cilmi
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.

Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Somalilandlive.com



iyadoo ciid ay nahayso beri waxaan umadda somaliland ugu hanbalenya munaasabada ciidul fitriga , waxaana raba inyar aan sawir yare idinka siiyo sadaxda nin ee xisbiga WADDANI iska casilay sida ay sheegayn laakin waa laga eryay, saddaxdaas oo ugu horeyo mustafe qodax waa nin xisbigu ka fadhisan waayay kala dhex abuurayay khal khal iyo talo aan dan ugu jirin qarankan iyo shacabkiisa , marka ay mas'uliinta xisbigu arkayn kha khalka oo wado qodax aya waxa ay go'an ku gaadhayn in laga eryo xubinimada xisbiga WADDANI. ninka kale ee rashid riyo raac isago wuxuu ka mid aha kooxda khal khalka ka dhex waday xisbiga iyo  Nidaamkiisa, Isna    inanka kale ee aha gudoomiyaha dhalinyarada , iyo qaar kale oo xubinimadoodi ay galaaftayn, riyo raac waa nin cv giisu yaalay madaxtooyada isaga iyo nin kale , marka ay ogaadayn kooxdan in madaxda xisbigu iyo golha dhexe xisbigu ka tashadayn arinkooda khal khal abuurka ay dhex wadayn xisbiga,Taladii Laga Qaatayna ay ahayd  in lagala noqdo xubunimada xisbiga,iyo Ka Mid Ahaanshahoodii Ba, ayaa waxaa ay Sameeyeen in ay Keenaan Talo ah in Hadii Xisbiga wadanina Eryayo oo aanay Waxtaageero iyo Xubin Nimo Muhiim ah aanay ku Lahayn in aay yidhaadeen, Arinkooda Nimankaa Waa, Meel Dabada La Gala ee, Waxsiyaasad Ama Taageero ah ama Waxdan ah oo ay Yaqaan Naan majirto.

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>