Ciid Mucaarik Eid Mubaarik : Akhriste,!

0
July 16, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciid Mucaarik Eid Mubaarik : Akhriste,!

    Ciid Mucaarik Eid Mubaarik : Akhriste,!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciid Mucaarik Eid Mubaarik : Akhriste,!  Somalilandlive.com/ Waxa Waddanka Sacuudi Areebiya Lagaga Dhawaaqay in ay Maalinta Bariya oo ay Taariikhdu  Tahay 17 Bisha  07-2015  in  ay Tahay Maalinta Koowaad  ee Ciidul Fidriga  kadib Markii Bilashada  Bisha Shawaal Laga Arkay Dalka Sucuudiga, Waxa Sidoo kale Laga Arkay Wadmada  Imaaraadka Carabta  Kuwayd ;Qadar; Liibiya philipien  iyo Wadamao kale   waxana Lafiyaaa in Maalinta Bariya Laga Ciido Dhamaan Wadamada  Muslimiinta ah.     Sidaa Darteed



Shabakada Caalamiga a h ee SomalilandLive.com  Waxa  ay Hambalyo Munaazibada Ciidulfidriga Awgeed ah Udiraysaa DHamaan  Mumada Muslimiint ah Gaar Ahaan Akhristayaasha   KutaxaN  SomalilandLive.com- Waxa aanu leenay Ciid Mubaarik  Kula Caama  Wa Antu Bilkhayr.




Maamulka Guud  ee SomalilandLive Media  Group

Info@somalilandlive.com
Webmaster@somalilandlive.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online