Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo shacbiga reer Somaliland ugu hambalyeeyey Debaal-degga Xuska Ciidal Fidriga.

0
July 16, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo shacbiga reer Somaliland ugu hambalyeeyey Debaal-degga Xuska Ciidal Fidriga.

    Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo shacbiga reer Somaliland ugu hambalyeeyey Debaal-degga Xuska Ciidal Fidriga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo shacbiga reer Somaliland ugu hambalyeeyey Debaal-degga Xuska Ciidal Fidriga.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo shacbiga reer Somaliland ugu hambalyeeyey Debaal-degga Xuska Ciidal Fidriga.


Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa shacbiga Somaliland iyo dhammaanba ummada Muslimiinta ah ugu hambalyeeyey xuska u-debaal-degga ciidal Fidriga ee bisha Ramadaan.

Guddoomiye Cirro, waxaa uu Illaahay uga baryeyaa in dhammaanba shacbiga Somaliland uu sannadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo nabad, horumar, bash bash iyo barwaaqo, intii xanuunsanaysa ee ku jirta cisbitaaladana uu caafimaad taam ah siiyo.

Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxaa uu ugu danbeyntii Illaahay uga baryeyaa shacbiga reer Somaliland in ay sannadka sannadkiisa ay helaan ictiraaf taam ah.



Somalilandlive.com/Office Hargeisa

Webmaster@somalilandlive.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online