Gudoomiye Ciro Waa Halyey Qaran Waana Hogaamiyaha Berito.‏

0
July 17, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 2807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ciro Waa Halyey Qaran Waana Hogaamiyaha Berito.‏

    Gudoomiye Ciro Waa Halyey Qaran Waana Hogaamiyaha Berito.‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Ciro Waa Halyey Qaran Waana Hogaamiyaha Berito.‏

 Somalilandlive.com/ Taariikhdu waa ma guuraan,waxay sheegtaa wixii hore u dhacay,iyo waxa markaasi taaganba,waxaa inta badan taariikhda ka faaideysta jiilka markaasi jooga oo taariikhdu u sheegto wixii dhacay intii aysan dhalan,taariikhdu waa dhaxalka keliya ee ay aadamuhu wadaagaan.


'Gudoomiyaha Xisbiga wadani wuxuu soo gacan qabtay kumanaan dhalinyaro ah oo reer somaliland burburkii Dawladii somaliyeed kadib iyo ka horba,waxaa maanta qaaradaha Aduunka Siiba Europe iyo North America ka buuxa dhalinyaradii reer Somaliland ee uu soo gacan qabtay Mudane Cabdirxmaan Maxamed Cabdilahi Ciro.



Gudoomiye Ciro ayaa dhalinyarada reer Somaliland ee qurbaha isla barbar taagey hiil iyo hooba,wuxuuna dhalinyarada kula taliyaa in ay waxbartaan oo shaqeystaan si ay dalkooda iyo dalkooda u anfacaan ugana qayb qaataan horumarinta iyo dhismaha dalkooda hooyo ee Somaliland.


Mudadii uu gudoomiye Ciro ku jirey siyaasada Somaliland wuxuu ku sifoobey hogaamiye Akhlaag wacan oo afgaaban waa hogaamiye dadka u dhex ah oo qunyar socda,waa hogaamiye siyaasi ah kuna suntan halyey qaran iyo hogaamiyaha Somaliland ee berito.


Gudoomiye Ciro waxaan ilaahay uga baryeynaa in ilaahay la garab galo xilka balaadhan ee uu umadiisa u hayo,waxanuna leenahay guul iyo gobanimo iyo ciid-mubaarak.


Yusuf Janale

Tafatiraha Guud ee Somalilandcitizen


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online