Kulmiye oo kala dhaqaaqay, Musharixiinta Samaale, Muse, Mohamed, Saylici, Maxamoud, by Abdi Mustafe

0
July 17, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 984
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye oo kala dhaqaaqay, Musharixiinta Samaale, Muse, Mohamed, Saylici, Maxamoud, by Abdi Mustafe

    Kulmiye oo kala dhaqaaqay, Musharixiinta Samaale, Muse, Mohamed, Saylici, Maxamoud, by Abdi Mustafe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulmiye oo kala dhaqaaqay, Musharixiinta Samaale, Muse, Mohamed, Saylici, Maxamoud, by Abdi Mustafe
Xisbigii Kulmiye oo dhabihii UDUB qaaday ayaa waxa musharax nimada isku haysta Samaale, Muse Biixi, Mohamed Biixi, Maxamoud Xaashi iyo Saylici. Isagu Samaale waakaa xaraarta fuulay ee rag ba ka dheereeyey ee ku dhiiraday in uu yidhaa musharax baan ahay. intooda kale waxay sugayaan ducada Silaanyo oo malaha kelyo ay ku yidhaahdaan musharaxiin baannu naay. Hadaynnu istic maalno qaacidada la yidhaa Elimination process for Vote .... oo ah bal aynnu tuurno inta dirda rafanaysa oo soo reebno cida uugu dhow musharax nimo.


1) Mohamed Biixi horta isaga cirka u tuur oo golaha dhexena taageero badan kumahaysto oo badan kooda maba yaqaan. Mana ahanin bulshada kasban kara oo xisbiga lagu aamini karo oo shalay buu wadanka yimi.
2) Muse Biixi isna lali oo isaga iyobeelaha goboloo dhandakane ayaa kala jiifa oo geedkaa xisbiga gaadh siin maayo lagagana tegi maayo. Golaha dhexena waxa kaga awood roon Samaale oo sinaba u soo bixi maayo. Silaanyo golaha dhexa ku taageri maayo Muse oo weligood ba col dahood goa'y.
3) Samaale golaha dhexe awood badan buu ku leeyey eewaxa kaga awood roonaanaya Silaanyo mida kale SamaalekamaKursi doon maaha sabab too ah kol hadii Silaanyo ka cadhaysan yahay beeshaas oo dhan heli maayo beeshiisanalaba nin oo kale ayaa la qeyb sanaya sidaa darteed u jeedadiisa uugu weyni waxa weeye in aan Muse Biixi soo bixin.
4) Saylici isna daadka raaci oo beeshiisa ayaa sadexda xisbi ku kala jirta markaa meel uumusharax nimo usoo maraa ma jirto.


5) Maxamoud Xaashi oo ducada Silaanyo qaba xisbigana ku ab tirsanaya u jeedadooduna tahay yaan xisbigu beesha ka wareegin ayaa musharax nimada xisbiga ku guuleysan naya hase yeeshee aan guul madaxweyne soo hoyneyn isna filan maayo sababtuna tahay beeshii kale mar labaad u codeyn maayaan ee xisbiga uun baa laga ilaalinayaa in aan cid kale qaadan.End result: the party will remain thiers but the presidential seat will be history.

 
Horta sida Kulmiye ku bur-burayaa waa sidaa loona maara heli maayo, Silaanyo na aqbali maayo xisbigaagii cid kale ayaala wareegtay oo ku shaqeysanaysa. Waa xisbi la is wada nacay oo mid waliba ka kale boqonta jarayo beeshii xisbiga samaysatayna iyaga tala doodu waxay isugu soo ururtay in aannu gacan tooda ka bixin oo inta ay shan sanadood sugaan dabeedna soo kar celiyaan in kasta oo aanay heli doonin cid ay xuluf la noqdaan oo ay ku qaadan doonto ilaa 30 sanadood intay kursiga ku soo laabanayaan hadaanay kaba badan.
Any one who doubts about this result can challenge me intellectually.


Abdi Mustafe


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online