Riyo raac, Qodax iyo Maxamuud waxa taabtay fakhri dabeedna way shaqo tegeen by Abdi Mustafe

0
July 17, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Riyo raac, Qodax iyo Maxamuud waxa taabtay fakhri dabeedna way shaqo tegeen by Abdi Mustafe

    Riyo raac, Qodax iyo Maxamuud waxa taabtay fakhri dabeedna way shaqo tegeen by Abdi Mustafe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Riyo raac, Qodax iyo Maxamuud waxa taabtay fakhri dabeedna way shaqo tegeen by Abdi Mustafe
1) A/rasheed Riyo raac oo xaas balaadhan le ayaa markii ay la soo deristay duruufo adag oo xaga masruufka reer kiisa ah ayaa ka aqabalay in uuxukuumada ka qaato wasiiro dowlaha wasaarada Tacliinta. Sababta Riyo raac ku kaliftay is csilaada waa mid aan cidna ka qarsoonayn oo uu in dhawayd ba la kacaa kufaayay masruufka qoys kiisa oo uu mararka qaar kood miyi u bixi jiray si uu xoolo uuga soo urursado. Busaaradaa darteed ayuu isu casilay oo uu shaqo tegay.


2)Maxamuud Cabdilaahi Cabdi oo dhawaan loo doortay gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ayaa isna xaas cusub iyo caruur yar-yar le oo wuxuu hore uugu shaqayn jiray haya'daha. Iminka markii uu siyaasada dhex galay haya'dihi oo dhami way diideen in ay shaqo siiyaan oo waxay u sheegeen in uu horta ka dhex baxo siyaasada. Sabab too ah haya'duhu ma shaqaa laysiiyaan qof siyaasad u banbaxay ama lagu yaqaan. Maxamoud markuu in badan fikiray ee uu eegay qoys kiisa masruufka ka sugaya iyo shaqa la'anta haysata wuxuu isku qanciyey in uu siyaasada faraha kala baxo oo uu dib haya'dihii uugu shaqo tago oo uu xukuumada gacan ka helo.

3) Mustafe Qodax isna la duruuf buu ahaaoo busaarad baa soo food saartay welibaisagu wuu ka sii miciin liitay oo baqtiga ayaa xalaal u ahaa hase ahaatee wax xila oo xukuumadu uugu balan qaaday ma jirto oo dhawaan bay ahayd markuu Kulmiye ka saa baxay ee qadar lacaga oo dhiig joojin ah baa sacabka loogu shubay.
Isku soo xoori oo sadexda ninba waa isku duruuf oo fakhri iyo busaarad ay xaasaskii mas ruufan kari waayeen baa la soo deristay dabeed na way shaqo tageen ee maaha niman ay cid is qabteen ama siyaasada Waddani la jaan qaadi kari waayay.
Abdi Mustafe


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>