Guddoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye Ee Waqooyiga America Oo Bulshada Somaliland Ku Bogaadisay Ciidal Fidrig66

0
July 18, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye Ee Waqooyiga America Oo Bulshada Somaliland Ku Bogaadisay Ciidal Fidrig66

    Guddoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye Ee Waqooyiga America Oo Bulshada Somaliland Ku Bogaadisay Ciidal Fidrig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye Ee Waqooyiga America Oo Bulshada Somaliland Ku Bogaadisay Ciidal Fidrig Layla Maxamed Nuur, guddoomiyaha garabka haweenka xisbiga Kulmiye ee waqooyiga qaaradda Yurub, ayaa bulshada Somaliland iyo shucuubta caalamka ku bogaadisay munaasibadda ciidal fidriga.

" Aniga oo Ku hadlaya afka haweenka Somaliland ee xisbiga kulmiye, gaar ahaan waqooyiga America (north America) waxaan Munaasibadda ciidal fidriga awgeed hambalyo u dirayaa umadda Islaamka ah iyo bulshada reer Somaliland, waxaan si gaar ah hambalyo ugu dirayaa madaxwaynaha Axmad Maxamed Maxamuud siilaayo iyo marwadiisa, madax Wayne kuxigeenka Cabdiraxmaan Ismacil Saylici iyo marwadiisa, Golaha guurtida, golaha wakiillada, ciidanka qaranka iyo guud ahaan Shacbiga Somaliland.

Waxaan leeyahay Alle ha inaga aqbalo Acmaasha wanaagsan ee aynu Bishii Ramadaan soo samaynay, sanadka sanadkiisana nabad qab iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online