Halkan Ka Daawo Maxaad Kataqaan Siyaasiga Fatooshlaha ah , ee Lahalaabay Xilkii Loodoortay-

0
July 18, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo Maxaad Kataqaan Siyaasiga Fatooshlaha ah , ee Lahalaabay Xilkii Loodoortay-

    Halkan Ka Daawo Maxaad Kataqaan Siyaasiga Fatooshlaha ah , ee Lahalaabay Xilkii Loodoortay-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo Maxaad Kataqaan Siyaasiga Fatooshlaha ah , ee Lahalaabay Xilkii Loodoortay-
fatooshle M. Cagawayne  Waxa uu Ku Caanbay in uu Muscad iyo Maga Karaadiyo Meel aanay Kujirin Waxana  uu Kufashilay Wax kaqabadka Shaqadii Qaran ee   Bulshada   udoortay

 Waxa  uu Caan kuyay     Marfashka Weyn ee Caanbaxay  ee Kuyaala Xaafada Calaamaa  ee Koonfurta Hargeisa, Waa Marfasha Magaciisa Lagayaqaano Guud ahaan Caasimada  Hargeisa,( Cagawayne Marfash)  waa  Guri  uu Ukiraystay oo Kaliya  in  ay Qaadka Kuwada Cunaan Isaga  iyo inta  Hanidada Umada Kulasaaxiibawday, Waa Marash   aan Habeen iyo Maalin   Laxidhin Inta badan Isaga Lamaga Helo  oo Wakhtiyar oo Udhaxaysay  Salaada Duhur iyo Casar ayuu Fadhiistaa kadibna  Hawl Kale oo uu Kucaanyay ayuu u Baxa oo Lama Helo Wixii Salaada Casar Kadanbeya  Wasiirka  Helbel Ayaan Wada Fadhinaa iyo madaxwaynaha  ayaanu Lasoconaa Waa Eryada uu Kucaanka Yahay, Mayaqaan  Shaqadiisa Dhabta ah ee Loodoortay  Maayir Kuxigeen Kasoojeeda Xaafada ugu  Jidadka Xun , Ugu Biyo Xun ugana Nadaafad Liidata Caasimada,

 Maayarka uu kuxigeenka uyahay   Waa Mid aan Isba Dhaqan ahaan Waxbadan Ka Fogayn Dhaqanka  Mr Cagawayne Balse Waxa uu Kudhaamaa  Dhanka Fikirka oo Degmeda Lagasoodoortay   wuu udedaala  oo waa  Degmeda Hargeisa ugu Dariiqyada  iyo Biyaha, Fiican,



 Mr Cagawayne  Waxa   Indho iyo Dhagaba Tirtay Istunimo iyo Kalsoonidaro Nafsiya  Waxana   aad Arkaysaa isaga oo  Wax aan Shaqadiisa iyo Karaamadiisa Tooana ahayn Orod ugu Jira, Protocol Xumada  uu  kudhaqmo Waxa Sabab U ah Aqoonyaraanta Siyaasadeed  ee Haysta Mr Cagawayne, Waxana  aad Arkaysaa  iga oo Kudagaalamaya in  madaxwayne Siilaanyo Agtiisa Lagu Sawiro, Hantida Dawlada ee Lawada Boobayo Wax Qoyskiisa  iyo Saxiibadii Ahayn  ugamuu Faa,idayn Degmadii iyo Dadkii Soodoortay Wali  Wax Kulama Laaban, Waxana  Lasaadalinayaa in Xilka Xayuubin Lagu Sameeyo Ciida Kadib isaga  iyo Maayirkaba, Iswaydiinu Waxa ay Tahay Maxaa Lagu Xasuusan Xilka Qaadistiisa Dabadeed? Mooyi!





Fatooshle  Mr Cagawayne Waxa  uu  kahoreyaa Meeqaamka  uuleeyay, Camara-da ayuu Raadsadaa Is uu uga Agmuuqdo Mdaxwayna  iyo Cida  uu bidayo in ay Isaga kamagac Roontay








Waxa aad Sawiradan Ka Fahmi Kartaa Aqoonta  iyo Ilbaxnimada   Mr Cagawayne Inta ay Leegtay  ;Iskastaba Ahaato ee Waa Masuul Lahalaabay Xilkii Loodoortay  Meel aan Kumunaasib Ahayn  Lamaray,    Dhaqana Lagu Xanto  iyo Dabeecadaha  Kale  ee uu Leeyay  Qaybta Danbe   Faalada  aanu Ku  Eegayo maayirka Hargeisa  iyo Kuxigeenkiisa   ayaad Iyada oo Dhamaystiran Kaga Bogan Doontaan


Somalilandlive.com
Hargeisa Head office
Webmaster@somalilandlive.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online