Madaxweyne & Xukuumad Wakhtigii Ka Dhamaaday oo Wada Dhacay, Sharciga ay Ku Sii Fadhiyaan Sow Dastuur & Nidaam & Dawlad La,aan Maaha & kala Dambayn La,aan , Diktaytarnimo ah

0
July 20, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne & Xukuumad Wakhtigii Ka Dhamaaday oo Wada Dhacay, Sharciga ay Ku Sii Fadhiyaan Sow Dastuur & Nidaam & Dawlad La,aan Maaha & kala Dambayn La,aan , Diktaytarnimo ah

    Madaxweyne & Xukuumad Wakhtigii Ka Dhamaaday oo Wada Dhacay, Sharciga ay Ku Sii Fadhiyaan Sow Dastuur & Nidaam & Dawlad La,aan Maaha & kala Dambayn La,aan , Diktaytarnimo ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne & Xukuumad Wakhtigii Ka Dhamaaday oo Wada Dhacay, Sharciga ay Ku Sii Fadhiyaan Sow Dastuur & Nidaam & Dawlad La,aan Maaha & kala Dambayn La,aan , Diktaytarnimo ah Madaxweyne & Xukuumad Wakhtigii Ka Dhamaaday oo Wada
Dhacay, Sharciga ay Ku Sii Fadhiyaan Sow Dastuur & Nidaam &
Dawlad La,aan Maaha & kala Dambayn La,aan , Diktaytarnimo ah.
Waxa Jirta Iyadoo Siilaanyo & Xukuumadiisa Wakhtigii La Doortay uu Dhamaaday adana
ay Bilaa Sharci Ku Fadhiyaan, ayaanay Wada-tashi & Isuimaad & Wax Isla Meel Dhigid Aanay
Xukuumadu Ogolayn, ee Arintoodu Tahay, Anigaa Kursiga Ku Fadhiya Sidaan Doono Wax u
Candadoolaya,Taan Doono Yeelaya Sharcigana Gacantayda Ku Qaadanaya.
Bal Hadaba Siilaanyo Hadii Xiligiisii Dhamaaday, Ta Kale aanu Umadii & Shicibkii Aanu La Had-
layn oo aa aanu Qancin Karayn, oo Su,aalo & Saxaafada oo uu La Hadlayo aanay Jirin, Sow S/L
Xaalkeedu Maaha Aniguna Ma Taliyo oo Shicibka Warna Kama Hayo, oo aba gi, oo Xaalkooda
Cidiba ma Weydiin Karto, oo waxa Warbaahinta uu u Hor man waayey, Madaxweynaha ee Wax
Looga Weydiin Waayey ay Tahay war La,aanta & Xog a,aanta aanu Ka Jawaabi Karin, Waxa wada-
nka & Shicibku Ku Sugan Yahay, ee Lagaba Yaabo Inaanu Wax uu La Socdo & Wax Og Yahayba Aanay
Jirin ee Madaxweynihiiba Isagii La Ilaalinayo, oo warbaahinta Horteeda Dhuxul & Cukuse Ku Andacood
aan Iska Soco & Ha Hadlin Waa Mid Subxaanalaa.
Ba Hadaba Haduu Siilaanyo aanu Talo Lahayn, Wadashina Ogolayn, Sharcigiina Maanta Lagu Doortay
Ka Dhamaaday, uu Hadana Tusaale & timaana Diidan Yahay, Sow Talada Ilaahay Ayaa Hayee Inlaga
Tashado oo Shicibka & Wax Garadka & Mucaaridku Talo Midaysan Qaataan oo Siilaanyo & Xukuumadiisa
Laga Tashado Maaha, oo Talo Wadaag & Toosinta Dastuurka & Wadankaba Lagu Talaabsado aaha.
Hadii Siilaanyo Taladii Diiday, Talana Aanu Haynin, Xiliguu Talinaayeyna Ka Dhamaaday, Halaga Tashado.
Hadii Siilaanyo Talo aanay Ka Go,ayn, oo Cidna aanu Hadal Taamaba Siinayn, Wadanka Haloo Taliyo.
Hadii Siilaanyo Talo Diiday, Wadashi Diiday, Tilmaan Diiday, Toobiyaha Ha Qaado, oo Tadalada Ha Wareejo.
Hadii Siilaanyo La Tilmaamayo, oo Shicibkii Taebeyoo , Weryihii warkii Aanu Siin Karayn, Talada Halaga Qaado.
Hadii Siilaanyo Wadankiiba War u Haynin, oo Taladiiba Gacantiisa Ka Haaday, Shicibku Haka Tashadaan.


Wabilaahi Tawfiiq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online