Komishinka Qaranka oo Khilaafkii Guurtidu Doorashooyinka Gelisay, Iyaguna Khilaaf Hor Leh Sii Geliyey Doorashooyinkii

0
July 20, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komishinka Qaranka oo Khilaafkii Guurtidu Doorashooyinka Gelisay, Iyaguna Khilaaf Hor Leh Sii Geliyey Doorashooyinkii

    Komishinka Qaranka oo Khilaafkii Guurtidu Doorashooyinka Gelisay, Iyaguna Khilaaf Hor Leh Sii Geliyey Doorashooyinkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishinka Qaranka oo Khilaafkii Guurtidu Doorashooyinka Gelisay, Iyaguna Khilaaf Hor Leh Sii Geliyey Doorashooyinkii Komishinka Qaranka oo Khilaafkii Guurtidu Doorashooyinka
Gelisay, Iyaguna Khilaaf Hor Leh Sii Geliyey Doorashooyinkii.
Somaliland Sharcigii & Dastuurkii & Isutanaasulkii Siilaanyo Wuu Laabay oo Wuxuu Isu
Bedelay Keligii Taliye, aan Cid Dhegaysanayn, Sharci Ku Shaqaynayn, Dhaartii & Kitaabkiina
Baal Maray, oo Inuu Qabanayo Aan Kaba Baqayn, oo Balantii & Wuxuu Dadka Ku Beerlaxaw-
san Jiray Meel Iskaga Tuuray, oo Is Ilawsiinaya, oo Kol Hadaal Hantiyey Kursigii & Hantidii
Umadaba , Ku Hadaaqaya Maxaa Iga Daanaya Hadaan Dunida Ugu Sareeyo.
Laakiin Ilaahay Qalinkiisu Ma Baaqdo ee Goor ay Noqotaba Way Qaban Xaqdarada & Cadaalad
Xumida & Islaweynaanta Aniga Sidaan Doono Sharciga Ugu Tumanaya.
Sidaas Darteed, Komishinka Doorashooyinka ee Iyaguna Kitaabka Ku Dhaartay ee Yidhi Dhex
ayaanu Ahaanaynaa Xisbiyada Mucaaridkuna Ilaahay Dartii & Kitaabkaa Ku Aamineen ee Weliba
Ku Xujeeyeen Sidaas ayaanu Ku Aaminay, Inay Dhaarta & Aaminaada Ka Baydhaan oo Madaxweyne
& Xukuumad Wakhtigeedii Dhacay ay u Xagliyaan , oo ay U yeedhiso Sidii aanu Idinku Amarno Ku
Dhawaaqa, oo Doorasho Xiligeeda & Wakhtigeeda Ha Ku Dhaqaaqin, ee Ku Andacooda Guurtidu
Sharci Darada & Fawdada ay Gelisay Geedi Socodkii Doorashad,Idinkuna Ka Mid Noqda oo Ku Af
Goobaadsada Khilaaf ayaanu Xalinaynaa.
Horta Siilaanyo Nasiib Daro Weyn ayuu Wadankii u Horseeday, oo Sharcigii Wadanka oo Dhan Ayuu
Ilfaafaha u Laabay, oo Isaga oo aan Talinin oo aan Cid La Hadli Karin, oo Warbaahinta Loo diido oo
Laga Qarinayo inuu Si Kale Yahay, oo uu Isku Dhex Daadanayo, oo Cida Wadanka Talada Haysa La
Og Yahay, oo Islaantiisa, Moorgan, Xirsi & Qaar Kale, oo aan Waxba Qarsoonayn, ayaa Hadana Wad-
ankii oo uu Candadool, & Bilaa Sharci & Bilaa Dastuur aan Lagu Dhaqmayn, Cid Waliba Ku Daawanaysaa
oo Wadankii oo Wax Kasta Xaga Khladka Loo rogy Lagu Daawnayaa, oo Cambaarayn & Hadal uun Lagu
Dhaafaa,
Sidaas Darteed, Hadii Golayaasha & Xisbiyadi & Shicibku Dulmigaa & Xaqadaradaa & Kibirka Siilaanyo &
Xukuumadiisa ay Sidaa uun Ku Eegtaan, Dulmigu Wax buu Dumiyaa, ee Hala Diido oo Duli & Dulmi & Xaq-
daro & Xumaan Ha qaadanina, Ilaahay Ayaaba Inooga Digay in La Qaato, ama Lagu Taageero.
Wabilaahi Tawfiiq


Caasha jaamac


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online