Af hayeen ka Xisbiga WADDANI ee Dalka Germany Maxamed Ibrahim Timacase

0
July 20, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Af hayeen ka Xisbiga WADDANI ee Dalka Germany Maxamed Ibrahim Timacase

    Af hayeen ka Xisbiga WADDANI ee Dalka Germany Maxamed Ibrahim Timacase

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Af hayeen ka Xisbiga WADDANI ee Dalka Germany Maxamed Ibrahim Timacase  Somalilandlive.com/ Af hayeen ka Xisbiga WADDANI ee Dalka Germany Maxamed Ibrahim Timacase oo ka hadlay aragtidiisa ku wajahan Xubanahii iska casilay xisbiga WADDANI Sidaan la wada socono wadada mucaarid nimo waa mid qodxan badan badan isla markaana leh daruufo badan oo kaa hor imanaya mudada aad kusoo jirto saaxada mucaaridka Duruufahaas oo ay ka mid noqon karaan , 1.Qofka oo ka dar daar wariya mudada usii hadhay ee uu macaarid sii ahaan karo 2.Qofka oo ay ku adkaato inuu sii wadi karo shaqo joogto ah isla markaana aan mushahar lahayn sida shaqalaha dawlada 3.Gacan haadin uga timaada xukumada markaa talada haysa iyadoo aynu sadex dan qodob ee sababa is casilaada musuuliyiinta axsaabta mucaarid ka ah aynu in badan usoo joognay ama soo aragnay , Ayay hadana inta badan xubanaha is casilayaa ay xajiin, iyo dacaayado raqiis ah ay dusha uga sii tuuraan Xisbigii ay ka midka ahaan jireen .



Sida ay inta badan masuuliyiinta xisbiga WADDANI sheegeen sadex da masuul ee xisbiga ka badaxay Waxay naga mudan yahiin sharaf tii ay horaba nooga mudnaayeen markay xisbiga ka mid ahaayeen Xisbiga WADDANI waa xisbi qaran oo ka dhexeeya umada somaliland sidaad mar walba aragtaana Maalin kasta amaba wakhti kasta waxaad aragtaan iyadoo malaayuun qof kusoo biirayaan xisbiga Sidaas oo kale waxa dhici karta inay xubno xibiga ka mid ahina ay bixi karaan oo anu xisbiga albaabadisu xidhnayn ee sida loo soo galayo looga bixi karo WA


BILAAHI TAWFIIQ

Maxmed ibraahin Timacase


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online